DAAWO KHUBAD IYO DUCO UU JEEDEY RAIISUL WASAARE KHEYRE

March 14, 2017 – R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre , Culumada Soomaaliyed, Xildhibaano ,Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa maanta dad badan oo shacab ah kala qeyb galay tukashada salaad roob doon ah . Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre waxaa uu shacabka kula tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka Salaad Roob doon iyo duco ah, in …

1400 oo sano ka hor, yaa Diinta Islaamku siisay gabdhaha Muslimiinta xaqooda bulsho.

Nin walba oo weyn waxaa dhinicisa joogta haweenay qiimo weyn leh.(Beside every great man there’s a great woman. She is beside him. She is with him. Not behind him.)   يَـٰٓأَيُّہَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقۡنَـٰكُم مِّن ذَكَرٍ۬ وَأُنثَىٰ وَجَعَلۡنَـٰكُمۡ شُعُوبً۬ا وَقَبَآٮِٕلَ لِتَعَارَفُوٓاْ‌ۚ إِنَّ أَڪۡرَمَكُمۡ عِندَ ٱللَّهِ أَتۡقَٮٰكُمۡ‌ۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ۬ (١٣) Dadow waxaan idinka abuurray lab iyo dhaddig, waxaana idinka …

Dowladnimo, Midnimo iyo Dal Jiritaan-koda waxaa saldhig u ah in la helo Caddaalad.

Allaah Subxaanahu Watacalaa ayeey u sugnaatay mahad oo dhan, nabadgalyo iyo naxariisna nabigeenna Muxammad (NNKH). إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُ بِالْعَدْلِ وَالْإِحْسَانِ وَإِيتَاءِ ذِي الْقُرْبَىٰ وَيَنْهَىٰ عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنكَرِ وَالْبَغْيِ يَعِظُكُمْ لَعَلَّكُمْ تَذَكَّرُونَ Alle wuxuu Fari Caddaalad iyo Samafal iyo Wax siinta Qaraabada, Wuxuuna reebi Xumaan iyo Munkar iyo Gardarro, Wuuna idin waanin inaad wax Xasuusataan. إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُكُمْ أَن تُؤَدُّوا الْأَمَانَاتِ …