Must watch: Africa Beyond Aid Ghanaian President Tell The West To Keep Their Money

Must watch: Africa Beyond Aid Ghanaian President Tell The West To Keep Their Money December 28, 2017| Arlaadi Online  Ghanaian President Akufo-Addo Makes a Speech on Africa Beyond Aid -at the African Royal Society. “We shall move Africa Beyond Aid”. – Akufo-Addo President Akufo-Addo has taken his campaign to create a Ghana beyond aid to Europe declaring he is determined to …

Laba Gabdhood oo Qaali ku ah Ummadda Soomaaliyed Yussur Abraar iyo Dr. Maryan Qaasim. Gabdho Mabd’a leh oo xil iyo lacag ka doortay qarankooda taariikhduna xusi doonto.

Khamiis December 28, 2017| Arlaadi Online Guddoomiyihii hore bangiga dhexe soomaaliya yusur abraar oo arrimo badan ka hadashay. Gabar Mabd’a leh oo xil iyo lacag ka dooratay dowlad wanaag iyo ilaalinta Danta guud ee Ummadda Soomaaliyeed taariikhduna ay xusi doonto. Sarkaal sare oo ka shaqeeya Bankiga Horumarinta Afrika oo ah halkii laga bixinayay mushaarka Yusur Abraar wuxuu ii sheegay in mushaarka …

Yemeni rebels threaten to strike Somaliland’s Berbera port

Yemeni rebels threaten to strike Somaliland’s Berbera port December 28, 2017| Arlaadi Online Yemen’s Houthi rebel groups have threatened to strike Somaliland’s Berbera port should authority in Somaliland continue its lease agreement to the United Arab Emirates. Somaliland – a semi-autonomous region in Somalia – is reported to have signed a deal with the UAE to have the latter use the …

End Of Year Message Of President Paul Kagame To Rwanda Defence Force

End Of Year Message Of President Paul Kagame To Rwanda Defence Force December 28, 2017| Arlaadi Online H.E Paul Kagame, President of the Republic and RDF Commander-in-Chief inspects a guard of honour Officers, men and women of the Rwanda Defence Force On behalf of the Government of Rwanda, my family, and on my own behalf, I wish you and your families …

Waa Kuma Wadani? Ma loo Dhashaa Wadani? Mise Waa La iska Dhigi Karaa? Kooxda Horseed

Waa Kuma Wadani? Ma loo Dhashaa Wadani? Mise Waa La iska Dhigi Karaa? Kooxda Horseed Arbaco December 27, 2017| Arlaadi Online Fasiraadii ugu wanaagsanayd ee wadaniga dhabta ah ama Muwaadinka fiican oo aan in mudo ah raadinayay waxaan maanta ka helay Golaha Aqoonyahanka Soomaaliyed ee Talo iyo Tusaale (T&T) oo xubin ka mid ah xubnaha active-ka ee golaha usoo dhigay waxayna u qorneyd sidaan: “Muwaadinka fiican ee …

Daawo: Xildibaan Sadiiq Warfaa”Dhulka Soomaaliya lama kala lahan” Soomaaliya Soomaali baa leh

Daawo: Xildibaan Sadiiq Warfaa”Dhulka Soomaaliya lama kala lahan” Soomaaliya Soomaali baa leh Arbaco December 27, 2017| Arlaadi Online Xildibaan Sadiiq Warfaa oo ka hadlayay kulan casho sharaf ah oo loo sameeyay ciyaartooyda Puntland ayaa sheegay in aan la kala laheyn meel ka mid ah Soomaaliya. “Soomaaliya Soomaali baa leh NINKII KALA SAAR LAHOOW, NINKII KALA SOOC LAHOOW, NINKII SI XUN U FIKIROOW. Adiga …

Siyaasi Ali Baab oo Qayla dhaan Afka Furtay isaga oo ka digay halis uu sheegay in dalka Ku soo Wajahantahay oo uu wado Shariif Xasan

Siyaasi Ali Baab oo Qayla dhaan Afka Furtay isaga oo ka digay halis uu sheegay in dalka Ku soo Wajahantahay oo uu wado Shariif Xasan Talaado December 26, 2017| Arlaadi Online Siyaasi Cali Cabdi Baab oo ah Wakiilka Jaaliyada Maamulka koonfur Galbeed ee UK oo Wareysi gaar ah siiyay Somaliyatoday ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif xasan …

DIALOGUE WITH AGUSTINE MAHIGA. Is china’s presence in Africa challenging other nations?

DIALOGUE WITH AGUSTINE MAHIGA. Is china’s presence in Africa challenging other nations? Tanzania’s FM praises China’s influence in Africa December 25, 2017| Arlaadi Online Tanzania’s Minister of Foreign Affairs and East African Cooperation has been in China. CGTN’s Dialogue host Yang Rui caught up with Minister Augustine Mahiga, and discussed China’s political system — and it’s growing presence in Africa. Take a …

Daawo: Naxdin Gabar Ugub ah oo ku Umushay Kaam ku yaalo Baydhabo oo aad u dhibaateysan, Shacabka Koonfur Galbeed ayaa ku jira gumeeysi Madow

Daawo: Naxdin Gabar Ugub ah oo ku Umushay Kaam ku yaalo Baydhabo oo aad u dhibaateysan, Shacabka Koonfur Galbeed ayaa ku jira gumeeysi Madow Isniin December 25, 2017| Arlaadi Online Hoggaanka Maamulka Koongur Galbeed oo noqday mid si ba’an ugu fashilmay hoggaaminta Bulshada Koonfur galbeed ayey hadana adkaatay in laga dulqaado ummadda. Hoggaanka ayaa ah mid ku caan baxay Masuuliyad daro …

Daawo: Dawlada Turkiga oo Shaqada ka Erisay In ka badan 2500 Laba Kun Iyo Shan Boqol oo Shaqaale Ah, Maxay tahay Sababtu? Maxaase ay Soomaaliya ka baran kartaa?

Daawo: Dawlada Turkiga oo Shaqada ka Erisay In ka badan 2500 Laba Kun Iyo Shan Boqol oo Shaqaale Ah, Maxay tahay Sababtu? Maxaase ay Soomaaliya ka baran kartaa? Isniin December 25, 2017| Arlaadi Online Dowlada Turkiga ee uu hoggaaamiyo Madaxweyne Erdogan ayaa shaqada ka erisay in ka badan 25oo oo Turki ah ka dib markii lagu Eedeeyay Argagixisnimo, jaajusnimo iyo hagardaamo. …