Daawo: Commander in chief Farmaajo oo shalay jeediyay khudbad qiimo leh oo taariikhi ah balse looga fadhiyo fulinteeda

Daawo: Commander in chief Farmaajo oo shalay jeediyay khudbad qiimo leh oo taariikhi ah balse looga fadhiyo fulinteeda Axad December 24, 2017| Arlaadi Online “Madaxda Soomaaliyeed waa inay ku dadaalaan inay iswaafaqaan hadaladooda iyo ficiladooda si aan looga Aamin bixin”. Arlaadi   Madaxweyne Farmaajo oo shalay tababar u soo xirayay dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Ciidamada ee dalka Turkiga …

Daawo: Wasiirka Dastuurka Avv. Xoosh Jibriil oo qaatay taladii waxgaradka Soomaaliyed ee T&T isaga oo dalka ka dhex wada la tashiyo ku saabsan Arrimaha Dastuurka

Daawo: Wasiirka Dastuurka Avv. Xoosh Jibriil oo qaatay taladii waxgaradka Soomaaliyed ee T&T isaga oo dalka ka dhex wada la tashiyo ku saabsan Arrimaha Dastuurka Axad December 24, 2017| Arlaadi Online Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa dhawaan gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Wafdiga ayaa waxaa kamid ahaa Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawlad Goboleedyada.  Wasiir Cabdi …

Daawo: Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qabtay Shir Jaraa’id xasaasi ah isaga oo yiri “Weerarka la igu soo qaaday qorshuhu wuxuu ahaa in la i dilo”.

Daawo: Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qabtay Shir Jaraa’id xasaasi ah isaga oo yiri “Weerarka la igu soo qaaday qorshuhu wuxuu ahaa in la i dilo”. Sabti December 23, 2017| Arlaadi Online Maalmihii lasoo dhaafay shacabka Soomaaliyed ayaa marna ka xumaaday falka lagula kacay Cabdiraxmaan Cabdishakuur mar kalena ka carooday hadal kasoo yeeray siyaasigaan oo ay dhibsadeen, hadalkaaso dadka Soomaaliyed ee ku nool Caasimada …

Loolanka Imaaraadka iyo Qatar ee Soomaaliya, saamaynta ay ku leeyihiin Madaxda dalka iyo sida ay u kala qeybsadeen

Loolanka Imaaraadka iyo Qatar ee Soomaaliya, saamaynta ay ku leeyihiin Madaxda dalka iyo sida ay u kala qeybsadeen Sabti December 23, 2017| Arlaadi Online “What divides us is insignificant, what unites us is deeper”.  Michel Kamno Dowladaha Imaaraadka iyo Qatar ayaa siyaasad kala fog ku wajahay Soomaaliya, waxay labada Dowladood waa Imaaraadka carabta iyo Qatar ilaashanayaan danahooda qaran, ma kula tahay …

Daawo: Shirka madasha aragti-wadaaga Soomaaliya oo uusoo qaban-qaabiyay Machadka Heritage ee fadhiggiisu yahay magaalada Muqdisho oo lagu soo gebagabeeyay Jabuuti

Daawo: Shirka madasha aragti-wadaaga Soomaaliya oo uusoo qaban-qaabiyay Machadka Heritage ee fadhiggiisu yahay magaalada Muqdisho oo lagu soo gebagabeeyay Jabuuti Jimco December 22, 2017| Arlaadi Online Magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti waxaa Khamiistii shaley lagu soo gebagabeeyay shirka madasha aragti-wadaaga Soomaaliya oo uusoo qaban qaabiyay Machadka Watatashiga iyo cilmi Baarista ee Heritage ee fadhiggiisu yahay magaalada Muqdisho.   https://youtu.be/W7ulfbn8ZTc Shirkan …

Dhageyso: BBC Somali Barnaamijka DOODA Jimcaha. Prof. Cabdi Samatar “Soomaaliya waxay u baahan tahay Madax daacad ah iyo Mucaarad wadani ah”

Dhageyso: BBC Somali Barnaamijka DOODA Jimcaha. Prof. Cabdi Samatar “Soomaaliya waxay u baahan tahay Madax daacad ah iyo Mucaarad wadani ah” Jimco December 22, 2017| Arlaadi Online Waxaa dooda Jimcaha ee BBC Somali ka qeybgalay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar, Xildhibaan Axmed Fiqi, Xildhibaan Jeesow iyo Xildhibaan hore Caasha Axmed Cabdalla. Prof. Samatar ayaa sheegay oo yiri maanta Soomaaliya ma haysato Madax daacad …

UN votes resoundingly to reject Trump’s recognition of Jerusalem as capital. 128 UN member states call for USA to withdraw Jerusalem move

UN votes resoundingly to reject Trump’s recognition of Jerusalem as capital. 128 UN member states call for USA to withdraw Jerusalem move December 21, 2017| Arlaadi Online The United Nations general assembly votes on a resolution denouncing Donald Trump’s recognition of Jerusalem as the capital of Israel. The resolution passes by a resounding majority, with just nine countries – including the US …

Wasiirka Amniga Maxamed Islow iyo Wasiirka Dastuurka Avv. C/raxmaan Xoosh oo ku kala Aragti duwan qodob dastuuri ah.

Wasiirka Amniga Maxamed Islow iyo Wasiirka Dastuurka Avv. C/raxmaan Xoosh oo ku kala Aragti duwan qodob dastuuri ah. Arbaco December 20, 2017| Arlaadi Online Marka la fiiriyo dastuurka dalka waxaa saxsan Avv. Xoosh. Waxaase uu wasiir Xooh ku khaldan yahay inuu si public ah uga horimaado go’aan ay xukuumadu ku dhawaaqday isaga oo weliba wasiir ka ah. Waxay ku wanaagsanayd inuu …

Daawo: Waa kuma Madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan? Jawaabta oo sax ah waxaad ka helaysa Ali Xaraare iyo barnaamijka kaftanka siyaasada

Daawo: Waa kuma Madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan? Jawaabta oo sax ah waxaad ka helaysa Ali Xaraare iyo barnaamijka kaftanka siyaasada Arbaco December 20, 2017| Arlaadi Online Shariif Xasan shacabka Koonfur galbeed uma shaqeeyo, su’aashu waxay tahay yuu u shaqeeya? Wuxuu ka mid yahay siyaasiyiinta rumeysan “Soomaali looma shaqeeyo ee waa laga shaqeeystaa”. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.