Video| Daawo cadaalad daro aad u xun oo aan dunida ka dhicin, marka laga reebo Soomaaliya + Tacadiyada loo gaysto haweenka Soomaaliyeed waxaa kasii daran cadaalad darada lagu sameeyo

Video| Daawo cadaalad daro aad u xun oo aan dunida ka dhicin, marka laga reebo Soomaaliya + Tacadiyada loo gaysto haweenka Soomaaliyeed waxaa kasii daran cadaalad darada lagu sameeyo February 27, 2019| Arlaadi Online “Ciqaabta iyo Amaan xumida Dalkeena heysata Cadaalad Daradaa u sabab ah!” Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Yaasiin Cabdisamed Cumar oo yiri “Bishaan aan ku jirno ugu yaraan 4 …

Justice For Aisha. Fundraiser by Abdulkadir Egal

Justice For Aisha. Fundraiser by Abdulkadir Egal February 26, 2019| Arlaadi Online Click here to support Justice For Aisha organized by Abdulkadir Egal https://www.gofundme.com/justice-for-aisha Click here to support Justice For Aisha organized by Abdulkadir Egal https://t.co/2zOHs2ttoV — Abdulahi Abdi (@AbdulahiAbdii) February 25, 2019 Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Video| Tacaddiyada gabdhaha loo gaysanayo: Ma xaq baa? Ma xeer baa? Ma xaasidnimaa? Banaamijka waxaa caawa marti ku ah Sheikh Cabdiraxmaan Sharif Mohamed oo ah imaamka masjidka Dar Al Hijra ee magaalada Minneapolis. Caaisha Caddaalad Bay Doonaysaa!

Video| Tacaddiyada gabdhaha loo gaysanayo: Ma xaq baa? Ma xeer baa? Ma xaasidnimaa? Banaamijka waxaa caawa marti ku ah Sheikh Cabdiraxmaan Sharif Mohamed oo ah imaamka masjidka Dar Al Hijra ee magaalada Minneapolis. Caaisha Caddaalad Bay Doonaysaa! February 26, 2019| Arlaadi Online Sheekh Cabdiraxmaan Shariif oo yiri hadii dhagar qabayaalka dilaya ama tacaddiyada u geeysanaya gabdhaha Soomaaliyeed la marin lahaa ciqaabka ay mudan yihiin Caaisha iyo gabdho kale …

BAAQ IYO TACSI XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Caa’isha Ilyaas Aadan

BAAQ IYO TACSI XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Caa’isha Ilyaas Aadan February 26, 2019| Arlaadi Online Xisbiga Ummadda waxaa uu aad uga xunyahay kana tacsiyeynayaa dilkii foosha xumaa ee loo geeystaty Allaha u naxariisto Caa’isha Ilyaas Aadan. Dilka loo geeystay Caa’isha wuxuu ahaa dil arxan …

Caaisha Wali Lama Aasin, Waa Tuma Caaisha? Allaha u naxariisto

Caaisha Wali Lama Aasin, Waa Tuma Caaisha? Allaha u naxariisto February 26, 2019| Arlaadi Online AQRISO Caaisha Wali Lama Aasin, Waa Tuma Caaisha? Allaha u naxariisto. Please u duceey • Caaisha Adan Ilyaas Waa Tuma Waxey dhalatay 12 April 2007, waxey ku dhalatay magalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. 2 bilood kadib dhalashadeeda 13 sano ayey ku beegneed. Haatan waxey jirtay …

Video| Daawo xogta cadowga waxaa kaliya oo ku siin kara waa sirdoonka ama jaajuus,waa talooyin muhiim ah oo ku qoran buugga farsamada dagaalka oo uu tarjumay Maxamad Cali Carkow

Video| Daawo xogta cadowga waxaa kaliya oo ku siin kara waa sirdoonka ama jaajuus,waa talooyin muhiim ah oo ku qoran buugga farsamada dagaalka oo uu tarjumay Maxamad Cali Carkow February 25, 2019| Arlaadi Online Shaki kuma jiro in Soomaaliya ay ka buuxaan jaajuusiin u shaqeeya cadowaga Soomaaliya. Nasiib darada ugu weyn ee Soomaaliya haysata waxay tahay waxaa ay jaajuusiintu ka mid …

Rebuilding Somalia’s Ruined Cities. Dib-udhiska magaalooyinkii burburay ee Soomaaliya

Rebuilding Somalia’s Ruined Cities. Dib-udhiska magaalooyinkii burburay ee Soomaaliya February 25, 2019| Arlaadi Online Rebuilding lives also means rebuilding living spaces, and this is where Italian-born architect, Omar Degan, comes in. “I feel that architecture and design play a key role in developing countries, but in particular post-conflict countries,” says Degan. Panoramic view of Mogadishu. Image Courtesy of Design Indaba …

Sheeko cajiib ah oo dhexmartay Xirsi Magan ilaahay ha u naxariistee iyo Madaxdii dowladii Kacaanka oo qaxooti ku ah Kenya

February 24, 2019| Arlaadi Online Xirsi Magan ilaahay ha u naxariistee ayaa masaajidka weyn (Jamai Mosque) ee Nairobi makhaayad u dhow waxay ku kulmeen qaar ka mid ah horjoogayaashii Kacaankii Barakaysnaa oo dhowr maalmood ka hor qax ku yimid Nairobi kadib markii jabhaddii USC ay Xamar ku galgalatay. Horjoogayaashaas waxaa ka mid ahaa Ina Dafle, Ina Carte Qaalib, Cabdiraxmaan Buluqbuliq iyo …

Germany remains the top contributor and consistent supporter of Somalia

Germany remains the top contributor and consistent supporter of Somalia February 24, 2019| Arlaadi Online Thank you for your continuous support and Standing With Somalia. Huge thanks to all donors for #StandingWithSomalia The Somalia Humanitarian Fund Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides