Must watch FADEEXAD | Part 2 WAREYSI XASAASI AH, Dr. Abdirahman M. Abdi Hashi Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga & Kheyraadka oo mar kale si faahfaahsan uga hadlaya Boobka iyo dhaca lagu hayo KHEYRAADKA iyo SHIDAALKA Soomaaliya kaasoo lugaha la galay Soma Oil & Gas, Xasan Sheekh, Farmaajo iyo Khayre + Dr. Abdirahman oo sheegay inaysan dalka ka jirin laba tiir oo dowlad-nimada saldhig u ah sida Maxakamadii iyo Baarlamaankii oo aan shaqeeyn

Must watch FADEEXAD | Part 2 WAREYSI XASAASI AH, Dr. Abdirahman M. Abdi Hashi Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga & Kheyraadka oo mar kale si faahfaahsan uga hadlaya Boobka iyo dhaca lagu hayo KHEYRAADKA iyo SHIDAALKA Soomaaliya kaasoo lugaha la galay Soma Oil & Gas, Xasan Sheekh, Farmaajo iyo Khayre + Dr. Abdirahman oo sheegay inaysan dalka ka jirin laba tiir oo dowlad-nimada saldhig …

Must watch | Part 1 WAREYSI XASAASI AH. FADEEXO, Farmaajo iyo Khayre sababta ay xilka uga qaadeen shaqadana uga Eryeen Dr. Abdirahman M. Abdi Hashi Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kaluumaysiga & Kheyraadka Badda waxay ahayd kaddib markii ay ogaadeen inuu yahay A Man of Principle iyo Wadani diidan xaalufka lagu hayo Badda Soomaaliya + Boobka iyo dhaca lagu hayo KHEYRAADKA iyo SHIDAALKA Soomaaliya oo lugaha la galay Soma Oil & Gas, Xasan Sheekh, Farmaajo iyo Khayre, si gaar ah u dhageeyso daqiiqadaha 26 – 36

Must watch | Part 1 WAREYSI XASAASI AH. FADEEXO, Farmaajo iyo Khayre sababta ay xilka uga qaadeen shaqadana uga Eryeen Dr. Abdirahman M. Abdi Hashi Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kaluumaysiga & Kheyraadka Badda waxay ahayd kaddib markii ay ogaadeen inuu yahay A Man of Principle iyo Wadani diidan xaalufka lagu hayo Badda Soomaaliya + Boobka iyo dhaca lagu hayo KHEYRAADKA …