Ma ogtahay Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriis inuu noqday Jawar Mohammed-ka Soomaaliya. Jawar iyo Ingiriis labo Nin oo academic ah oo ay ka baqaan Abiy iyo Farmaajo

December 1 , 2019| Arlaadi Online Inigiriis iyo Jawar oo noqday laba Hoggaamiye oo ka saameeyn badan Abiy iyo Farmaajo Daahir Socdaal, oo ka mid ah saraakiisha sare ee Guutada Facebook-a Farmaajo iyo Khayre. Waxaa muuqata in Daahir uu fulinayo Aamar uu ka helay Madaxda Villa Somalia. Sola Portal, Nabad iyo Nolol, ka mid ah Madaxda Guutada Facebook-a ee Farmaajo iyo …