Doorashada Soomaaliya ee 2021-ka oo u dhaxeeysa Rajo iyo Xaqiiq. (2021 Election in Somalia between Hope and Reality). By Ahmed Arlaadi

December 16 , 2019| Arlaadi Online   Soomaaliya oo la wada sugaayo halka aya taarikhda ka geli doonto doorashada la filaayo inay dalka ka dhacdo sanadka 2021. Inta badan dalalka ka soo kabanaya dagaalada ee raba inay dib u dhisaan dowlad-nimadi uga burburtay dagaaladii sookeeye ee dhexmaray ayaa marka ay doorasho ka dhacdo dalalkooda waxay kala qaataan laba wado oo …