Somali Women and the Socialist State. Journal of Georgetown University-Qatar Middle Eastern Studies. Iman Abdulkadir Mohamed

Walaalayaal qoraalka hoose si degan u akhrista, waxaa ku qoran waxaa ka mid ah  “prominent woman activist Maryan Cilmi, pleaded with the president to pardon the sheikhs but he refused”.     Waa sida ay Maryan ku sheegtay video-ga hoose daqiiqada 20-aad iyada oo sheegtay inay Maxamed Siyaad Barre ka codsatay inuu cafiyo Culumada taasoo uu ka diiday. Maryan waxay ahayd gabar …