AFHAYEENKA JABHADDA ONLF AYAA XAQIIJIYAY IN CABDIKARIIM QALBI DHAGAX UU GALAY GACANTA DOWLADDA ITOOBIYA

AFHAYEENKA JABHADDA ONLF AYAA XAQIIJIYAY IN CABDIKARIIM QALBI DHAGAX UU GALAY GACANTA DOWLADDA ITOOBIYA

Khamiis August 31, 2017| Arlaadi Online 

Afhayeenka Jabhadda ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge oo idaacada goobjoog waraysi siiyay ayaa sheegay in Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax loo dhiibay dowlada Itoobiya, wuxuuna yiri “Saddexdii sano ee lasoo dhaafay kama uusan mid ahayn halganka ka socday gudaha wuxuuse ku magacaabna hoggaanka Arimaha gudaha ee ONLF, Soomaaliya ayuu ku noolaa, reerkiisa ayuuna la noolaa, nin Soomaali ayuu ahaa oo xaq u leh in uu ku noolaado meel kasta oo dalka ka mid ah, wuxuu ahaan jirey sargaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, qeybta 21-aad”.

Halkan ka dhageyso wareysiga.

AFHAYEENKA JABHADDA ONLF AYAA XAQIIJIYAY IN CABDIKARIIM QALBI DHAGAX UU GALAY GACANTA DOWLADDA ITOOBIYA

Posted by Goobjoog on Thursday, August 31, 2017

Xigasho: goobjoogmedia

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *