Akhriso | War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Madaxda maamul goboleedyada ee Garowe 

Akhriso | War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Madaxda maamul goboleedyada ee Garowe 

October 25, 2018| Arlaadi Online

Waxaa la soo gabagabeeyay shirkii Wadatashiga ahaa ee Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada uga socday magaalada Garowe, kaasoo laga soo saaray war murtiyeed ka kooban illaa 15 qodob.

Shirkaan oo socday afar cisho ayaa looga hadlay qodobo u badnaa amniga iyo siyaasadda, iyadoo Madaxda maamul goboleedyada ay eedeyn kulul u soo jeediyeen dowladda Federaalka.

Inta badan qodobada war murtiyeedka ayaa isugu jiray digniino loo jeedinayo dowladda Federaalka oo ku aadan guddiyada la dhisayo iyo sharciyo la ansixinayo dhaqan gelintooda.

Halkan hoose ka akhriso war murtiyeedka:-

 

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *