Ambassador Jamal Mohamed Hassan oo ka warbixiyay qododbada heshiiskii ay Kenya iyo Soomaaliya kala saxiixdeen

March 24, 2017| Daawo Qodobadii heshiiska ay Kenya iyo Soomaaliya kala Saxiixdeen

Ambassador Jamal Mohamed Hassan ahna Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha ayaa ka warbixiyay heshiiskii ay kala saxiideen labada dowladood ee Kenya iyo Soomaaliya. Waxaa maalmahaan socday oo shacabka Soomaaliyed ay ka doodayeen waxyaabaha lagu heshiiyay oo aysan xog badan ka hayan. Faahfaahinta qodobada lagu heshiiyay iyo waxyaabihii ugu waaweynaa oo aan kutir-kuteen ahayn Halkaan ka dhageyso.

https://youtu.be/8vuV9vnbpVE

Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *