Ambassador Stephen M. Schwartz Muxuu ka yiri joogitaanka ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya iyo dhismaha ciidan Soomaaliyed?

Ambassador Stephen M. Schwartz Muxuu ka yiri joogitaanka ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya iyo dhismaha ciidan Soomaaliyed?

Talaado June 13, 2017| Arlaadi Online 

Ambassador Stephen M. Schwartz oo ah Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya ayaa yiri “Ciidanka Maraykanka waxay u jogaan Soomaaliya kaliya tababarida ciidanka Soomaaliyed”.

Halkaan ka dhageyso waresyi dhinacyo badan taabanaya oo uu bixiyay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

https://youtu.be/D8uEy9To43w

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *