Arlaadi.net oo dib hawada ugu soo laabatay

Arlaadi.net oo dib hawada ugu soo laabatay

February 22, 2018| Arlaadi Online

Image result for on air

Marka hore waxaan u mahadcelinayaa dhamaan walaalihii inooga tacsiyadeeyay geerida Hooyo Xaawo Cilmi Alle naxariistii janno ha ka waraabiyo, walaalahaas oo aan dhamaantood leeyahay Jazaakum allahu khayran.

Intaas ka dib waxaa la ogeysiinayaa dhamaan akhristayaasha Mareegta Arlaadi.net in aan dib ugu soo laabanay hawada innagoo akhristayaasha usoo gudbin doono hadii Alle idmo qoraaladii webka.

Waxaan ka cudur daaranaynaa muddadii aan hawada ka maqnayn.

Mahadsanidiin,

Ahmed Nuur Arlaadi

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *