December 25, 2020|Arlaadi Online
Arlaadi Online has named Ali Jaamac Jiraac and Mohamed Barre (Junlay) 2020’s Person of the Year
Arlaadi Online (AOL) annually confers ‘Person of the Year’ to an exemplary individual or entity with remarkable achievements, or someone who strives to advance the common good. This year, (AOL) Editorial has selected Ali Jaamac Jiraac and Mohamed Barre (Junlay).
Arlaadi Online (AOL) oo Ali Jiraac iyo Mohamed Barre u Aqoonsaday 2020’s Person of the Year.
Ali Jiraac, oo daneeya arrimaha Siyaasadda iyo Taariikhda, wuxuu si joogta ah noola wadaagi jiray maqaalo muhim ah oo uu waqti badan soo geliyay, si uu ula wadaaaago Ummadda Soomaaliyeed taariikhdii wanaagsanayd ee Dalkeena Soomaaliya. H A M B A L Y O
Mohamed Barre, sidoo kale waxaa uu nala wadaagi jiray maqaalo khuseeya arrimaha Cadaaladda iyo Sinnaanta. Waxaa si kalsooni ah loo oran karaa Mohamed Barre waa social justice advocate kaalinta KOOWAAD kaga jira Ummadda Soomaaliyeed. H A M B A L Y O