Askari isago Hortagan Farmaajo Diginiin iyo Talo isugu daray

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Askari isago Hortagan Farmaajo Diginiin iyo Talo isugu daray

Jimco April 14, 2017| (Arlaadi Oline) Askari ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyed ayaa Madaxweyne Farmaajo u macneeyay hees ay kooxdiisu qaado iyo murtida ku jirta. Waxaa ka mid ah erayada heesta “Qabyaaladi waa jareexo dadkay kaa jeedisaayo Midnimaday kala jartaayo jab iyo waa naasodheere iska jir, Musuqu waa jawrfalweeyno dhaqaaluhu jabinaya oo jeebka lagu wada gurtaayo caruurtay jalinayaane iskajir, kuwaa jira kula jiro hadana kaa sii jiro jirkana midabkaaga lahoo cadow ku jabinayo iska jir”.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *