*Hambalyo u diri maayo* Ciidanka Xooga Dalka. By Yaasmiin Axmed Salaad. Maxay Yaasmiin oo ahayd military family ku diiday inay hambalyo u dirto Ciidnaka Xooga Dalka Soomaaliyeed? 

April 12, 2020| Arlaadi Online   *Hambalyo u diri maayo* Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee maanta, sababtoo ah waxey isu beddeleen ciidan jabhadeed. Ciidan u adeega jabhadda N&N. Waxaa heybadii ciidannimo laga tuurey markii loo magacaabey wiil 30 jir iyagoo ay dhooban yihiin rag heybad iyo karaamo leh oo aqoon iyo taarikh faraqa ku sitta. Ufficiali yaqaan every spot of the …

*Mudane Mareyye Eed ma laha.* By Yaasmiin Axmed Salaad

April 12, 2020| Arlaadi Online Walaalayaal This advert is a symptom of a bigger problem. It is an indication of how far we have fallen as people and country as a whole. Though it is wise to expect more of our leaders and such an action should rightly be publicly criticised; however, there must also be a degree of realism …

Must read| Somalia: the Real Causes of Famine excerpted from the book The Globalization of Poverty and the New World Order by Michel Chossudovsky

March 26, 2020| Arlaadi Online P95 The IMF Intervention in the Early 1980s Somalia was a pastoral economy based on “exchange” between nomadic herdsmen and small agriculturalists. Nomadic pastoralists accounted for 50 percent of the population. In the 1970s, resettlement programs led to the development of a sizeable sector of commercial pastoralism. Livestock contributed to 80 percent of export earnings …

PART 2| WAA MAXAY XOOGGAGA SADDEXAAD? MAXAASE AY SOOMAALIYA UGU BAAHAN TAHAY ALTERNATIVE AAN AHAYN NABAD & NOLOL IYO MADASHA? For immediate release.

March 25, 2020| Arlaadi Online Qeybaha dambe oo aan si kooban uga hadli doono sida ay Saddexda Madaxweyne sidoo kale ugu FASHILMEEN AMNINGA, CADDAALADA, DOWLAD WANAAGA IYO MIDNIMADA DADKA IYO DALKA SOOMAALIYEED. Sidaas darteed xalku waa in la helaa Reformist leaders am Alternative aan ahayn Saddexdii Madaxweyne ee isaga dambeeyay talada Dalka iyo labada kooxood ee ay kala hoggaamiyaan ee kala …

WAA MAXAY XOOGGAGA SADDEXAAD? MAXAASE AY SOOMAALIYA UGU BAAHAN TAHAY ALTERNATIVE AAN AHAYN NABAD & NOLOL IYO MADASHA? For immediate release. 

March 25, 2020| Arlaadi Online MAYA NABAD & NOLOL, MAYA MADASHA. YES XOOGGAGA SADDEXAAD. For immediate release.  DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED LAGUMA FIIRSAN KARO NABAD & NOLOL IYO MADASHA. MAXAA YEELAY HOOGAANKA LABADAAN KOOXOOD WAXAY DALKA KA TALINAYEEN 11 SANO, 11-KAAS SANO SOOMAALIYA WAXAY AHAYD DALKA UGU MUSUQ-MAASUQA BADAN CAALAMKA.  WAXAY SADDEXDA MADAXWEYNE EE KALA SHEEKH SHARIIF, XASAN SHEEKH IYO FARMAAJO SI WADAJIR UGU GUULDARAYSTEEN …

Must watch| Dalsan Tv oo maanta sii daayay labo wareysi oo qiimo leh oo ay la kala yeesheen Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Prof. Maxamed Xaaji Ingiriis. Mudane Jawaari ayaa laga waresytay qeybtii 6-aad ee Sooyaalka doorashooyinka dalka, halka Aqoonyahan Ingiriis laga wareystay taariikhda xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya isaga oo sheegay in”Xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ethiopia u ahaa mid colaadeed oo kaliya”

March 24, 2020| Arlaadi Online Taliskii Milatariga ahaa ee uu hoggaaminayay General Maxamed Siyaad Barre ee Afgambiga ku qabsaday Xukunka ayaa 13 Qodob oo ay ku baddaleen dastuurkii ku maamulayay Dalka muddo 10-sano ah. Dhanka kale maxaad kala socotaa qaladkii dhacay maalintii shirqoolka lagu dilay Madaxweyne C/rashiid.? Qeybtii 6-aad. Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides  

Video| Dhicidda Reer Galbeedka ! | Sababtu waa xaalada ka dhalatay cudurka Coronavirus + Dhalashada Nidaam Cusub

March 22, 2020| Arlaadi Online DALALKA CAALAMKA WAXAA GURMAD U FIDINAYA CHINA, HALKA AY REER GALBEEDKU LA TACAALAYAAN DALALKOODA. CORONAVIRUS: A plane carrying medical equipment and health officials from China arrived in Serbia Friday, to provide help to Serbian authorities tackling the spread of COVID-19. Serbia reported 135 COVID-19 infections, and one death, so far. (AP) pic.twitter.com/FIGeL6zCKP — The Voice …