Wasiiradii hore ee arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Aamina Mursal oo ugu baaqday Shariif Xasan inuu Iscasillo

March 22, 2017. Aamino Mursal oo soo noqotay Wasiirada arimaha Haweenka xiligii Xukuumadii Cali Maxamed Geedi ayaa sheegtay oo ku Eedeysay Shariif Xasan inuu maleegayo qorshihii lagu diidi lahaa ansixinta xukuumada cusub ee RW Kheyre. Aamino waxay sheegtay inay dhamaatay saameyntii uu Sharif Xasan ku lahaa siyaasada Soomaaliya oo baarlamaan-kaana uu ka duwan yahay kuwii hore. Halkaan ka dhageyso. https://youtu.be/NWMaMtCiz4c …

Why Africa is less happy than the rest of the world

Why Africa is less happy than the rest of the world As part of the celebration of the International Day of Happiness on March 20, the United Nations released the 2017 World Happiness Report and Africa is less happy than last year. Africa is also the least happiest continent in the world with: lowest GDP per capita, health life expectancy, generosity, …

Golaha Wasiirada cusub oo lagu dhawaaqay maanta

March 21, 2017. Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay xubnaha wasiirada cusub ee ka mid noqonaya dowlada federaalka. RW Kheyre oo ka hadlay munaasabadii magacaabista wasiirada ayaa sheegay in xukumadaan ay tahay isbadalka cusub ee ka dhaqan galay dalka Soomaaliya. Magacyada wasiirada cusub waxay kala yihiin sidaan: 1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen 2- Xildhibaan Iimaan …

The Cavs Big Three Score OVER ONE HUNDRED POINTS in Los Angeles |

The Cavaliers Big Three Combo of LeBron James, Kyrie Irving, and Kevin Love for the first time in their careers combined for over points in a single game in the Cavaliers 125-120 victory over the Los Angeles Lakers. Kyrie Irving led the way with 46 points, LeBron James added 34 of his own, and Kevin Loved contributed 21 points and …

Malaysia Sending Troops to Somalia on Aid Mission

Malaysia is sending troops to Somalia as part of the humanitarian mission to avert famine and save the lives of thousands of people, Somali government officials and diplomats said on Saturday. “I can confirm the report and the details will be given when the delegation led by Somali Deputy Prime Minister Mohamed Omar Arte, which has been visiting Malaysia, returns …

Dulleynta Soomaalida iyo Digniinta Shisheeyaha #1

March 19, 2017 | Dulleynta Soomaalida iyo Digniinta Shisheeyaha goormaa ayey Soomaalidu ku baraarugi doontaa. Waa daraasad lix sano ka hor uu qoray Dr. Maxamed Daahir Afrax oo usoo jeedinayo Wariye Ayaalne Xuseen Cabdi . HANOOLAATO. ARLAADI ONLINE