Baarlamanka Puntland oo codka kalsoonida kala laabtay golaha Wasiirada

Baarlamanka Puntland oo codka kalsoonida kala laabtay golaha Wasiirada

Talaado July 18, 2017| Arlaadi Online 

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe Xildhibaannada baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa codkii kalsoonida kala laabtay golaha Wasiirada kuwaasi oo isku raacay in Xukuumadda lakala diro.

Xubno gaaraya 47 mudane ayaa u codaysay Haa oo ah in la kaladiro, 9 mudane waa ay ka aamustay halka midna uu diiday. Xildhibaanada ayaa ka codsaday Madaxweynaha Puntland in uu soo dhiso gole wasiiro cusub oo tayo leh, waxaana kala dirista golaha Wasiirada Puntland ay Xildhibaannadu u cuskadeen waxqabad la’aan.

Gaas oo war ka soo saaray xilka qaadistii xukumadiisa

https://youtu.be/_92lInZ2r7Y

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *