barakacayaal ka soo cararay Colaada ka jirta Gobolka Shabeellaha Hoose oo soo gaaray duleedka Xamar

barakacayaal ka soo cararay Colaada ka jirta Gobolka Shabeellaha Hoose oo soo gaaray duleedka Xamar

Image may contain: 2 people

Arbaco June 14, 2017| Arlaadi Online 

Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ee ka soo cararay Colaada ka jirta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa soo gaaray duleedka​ magaalada Muqdisho.
Dadkan ayaa xarakada Al- Shabaab ka soo gubeen guryahoodii xoolihiina ay Ka soo Dhaceen.

Dakaan ayaa iyaga oo Aan waxba gacanta ku hayn waxàa ay ka soo Lugeeyeen deegaanada Guryaha looga gubay waxayna codsanayaan inay Gurmad ka helaan Dowlada Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed ee wax Bixiya inay lasoo gaaraan Gurmad Bini’aadanimo.

Image may contain: 7 people

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *