Taariikh| Madaxtooyada Baydhabo SHALAY Cabdulaahi Yusuf, MAANTANA Saciid Deni + Ninkii yiraahdo Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf AUN ma tukan jirin RUN MA SHEEGIN oo sawirkaan ayaa daliil u ah 

SEPTEMBER 26, 2020| ARLAADI ONLINE 2006 Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf AUN oo deganaa Madaxtooyada Baydhabo Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf AUN oo ku ducaysanaya Saligii uu salaada ku tukaday. 2020 Madaxtooyada Baydhabo, waxaa markaan ku sugan Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni ARLAADI ONLINE. EDUCATION NEWS, OPINION AND GUIDES

Madaxweyne Laftagareen oo hooygiisa ku booqday Guddoomiye Mursal oo baryahaan danbe ku hawlanaa qorshe iyo Abaabul ka dhan ah Maamulkiisa. Waxaa xusid mudan in qofkii ugu horreeyay ee uu Madaxweyne Laftagareen (Nin SAMAAD) booqashada ugu tago markii uusoo gaaray magaalada Muqdisho in uu noqday Gudddomiye Mursal sida aad ka arragtaan sawirka hoose.

  SEPTEMBER 10, 2020| ARLAADI ONLINE Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan magaalada muqdisho ee caasimada dalka ayaa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Labada Mas”uul ayaa qaatay kulan saacado dhowr ah socday oo ay iska xog wareysanayeen Xaalada Siyasadeed ee ka jirta Dalka sida …

Video| Madaxweyne Laftagareen oo Xildhibaanada iyo Senators-ka Koonfur galbeed ka hor yiri ” Waligeey Qof bani’aadam ah ma Dulmin, Qofkii i dulmiyana waan iska Cafiyaa oo Dhaqan ayaan u leeyahay”. Mudane Laftagareen ayaa sidoo kale sheegay in uu yahay Nin Samaad had iyo jeer u taagan ka shaqeeynta Wanaaga.

SEPTEMBER 21, 2020| ARLAADI ONLINE Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan qado sharaf iyo kala warqaadasho usameyey Xildhibaanada labada aqal ee Barlamanka Federaalka Soomaaliya ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed. Madaxweyne Cabdicasis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Guddoomiyhii hore ee Baarlamaanka JFS Mudane Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) Madaxweyne Cabdicasis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo …

Geneva Peace Talks Goes Digital 2020| Shaping Peace

SEPTEMBER 20, 2020| ARLAADI ONLINE   Shaping Peace The 8th edition of the Geneva Peace Talks will be held on Monday 21 September 2020, the International Day of Peace. This year, the Geneva Peace Talks goes digital and will be livestreamed from Geneva. The central theme for 2020 is Shaping Peace. In these unprecedented times of the COVID-19 pandemic, the Geneva Peace …

Maxay Soomaalidu mar walba u danaysaa isbeddelka maamulka madaxtooyada?. By SULDAAN NAYRUUS

SEPTEMBER 16, 2020| ARLAADI ONLINE “Ninba maalintiisuu, Maandeeq gujaystaa.” Abwaan Feerfeer. Saaxiib, horta qoraalkan ka hor, weligaa ma isweydiisay sababta ay Soomaalidu kol kasta u jeceshahay in uu isbeddalo Xukanka Madaxtooyada? Haddii aad joogto Muqdisho, ama Hargeysa, ama Garoowe ama Dawlad-gobaleedyada kale, abidkaa ma ka fekertay sababta Soomaalida meelahaas kala joogta ay kulli isku calool u yihiin oo uur iyo …

Taageerayaasha Madaxweyne Farmaajo oo ku faanaya waxqabadka Xukuumadii uu Ra’iisul Wasaaraha ka ahaa Mudane Xasan Cali Khayre, iyaga oo furay Facebook ay ugu magac dareen #MarkaleMudaneFarmaajo #NabadIyoNolol

August 29, 2020| Arlaadi Online Madaxweyne Farmaajo iyo taageerayaashiisa waa ku ceeb gaar ahaan Madaxweynaha oo Guddoomiyaha Baarlamaanka ku taaageeray xil ka qaadistii sharci darada ahayd ee lagu sameeyay Kahyre, taasoo Beesha Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed-ba la yaab ku noqotay. Waxaa kale oo xusid mudan in Madaxweyne Farmaajo uu mar walba ku faani jiray in uu Ra’iisul Wasaare u xushay …

Why a Somali-born fighter is being honoured in Rom

August 26, 2020| Arlaadi Online In our series of letters from African journalists, Ismail Einashe looks at how some Italians are revaluating their colonial past in Africa. Rome’s city council voted earlier this month to name a future metro station in the Italian capital in honour of Giorgio Marincola, an Italian-Somali who was a member of the Italian resistance. He …

(WATCH) Abdirashid Hashi “Dhusamareb 3 agreement was a positive step forward”

August 25, 2020| Arlaadi Online Toronto (SD) – The Director of the Heritage Institute for Policy Studies (HIPS) Mr. Abdirashid Khalif Hashi spoke with somalidispatch.com about the Dhusamareb 3 election model and gives details on its effects on the country. WATCH THE FULL INTERVIEW BELOW: Source: somalidispatch Arlaadi Online. Education news, opinion and guides