Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 173)
Xaliimo Axmed Sheekh oo Lo’ ay Holland kasoo gaday ku dhaqata Magaalada Garoowe.

Xaliimo Axmed Sheekh oo Lo’ ay Holland kasoo gaday ku dhaqata Magaalada Garoowe. Isniin April 3, 2017| (Arlaadi Oline) Xaliimo waa haweenay magaalada Garoowe ee dgaanka Pultland ku dhaqata Lo’ ay ka keentay dalka Holand. Xaliimo waxay sheegtay inay Lo’daan ka caano badan tahay Lo’da Soomaalida. Halkaan ka daawo barnaaamij laga diyaariyay Lo’ada ay Xaliimo ku […]

Continue reading …
Sida Loo Horumariyo Xirfadaada Hoggaamiye-Nimo

Sida Loo Horumariyo Xirfadaada Hoggaamiye-Nimo Isniin April 3, 2017| (Arlaadi Oline) Hoggaamiye nimadu waa xirfad kuu ogolaata inaad dadka ku qanciso inay ku raacaan si aad si wada jir ah ugu fulisaan aragti iyo yool aad wada leedihiin.  Hoggaamiye nimadu waa inaad noqoto qof lagu daydo oo ay dadku raacaan islamarkaana ay dhageystaan. Muuqaalkan wuxuu ku soo bandhigi […]

Continue reading …
Daawo Wiil Yar Oo Uu Dhalay Coldoon Oo Si Qiira Leh Uga Hadlay Xadhiga Aabihii Coldoon

Daawo Wiil Yar Oo Uu Dhalay Coldoon Oo Si Qiira Leh Uga Hadlay Xadhiga Aabihii Coldoon. Axad April 2, 2017| (Arlaadi Oline). Wiil yar oo uu dhalay Coldoon ayaa codsi qiiro leh u diray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo. Maxamed Amiin ayaa ka codsaday Silaanyo inuu Aabihiis Coldoon ka sii daayo xabsiga lagu hayo. Halkaan […]

Continue reading …
Muxaadro aan ku talin lahaa Madax iyo Shacaba inay dhageystaan: Sheikh Said Ali – Amaanada – Akhlaaqda Wanaagsan (3)

Muxaadro aan ku talin lahaa Madax iyo Shacaba inay dhageystaan: Sheikh Said Ali – Amaanada – Akhlaaqda Wanaagsan (3) Axad April 2, 2017| (Arlaadi Oline) Amaano La’aan waa diin la’aan. Waxa nabi Maxamed (salalahu calyhi wasalam ) laga soo wariyay in uu yidhi “Hadii amaanada loo dhiibo dad aan u qalmin, qiyaamaha suga. Burburka ummaddaha waxa keena in […]

Continue reading …
Jawaari iyo Shariif Xasan goormey siyaasada dalka ka fariisan doonaan?

Jawaari iyo Shariif Xasan goormey siyaasada dalka ka fariisan doonaan? Sabti April 1, 2017| (Arlaadi Oline) Waxay lasoo shaqeeyen inbadan oo ka mid ah Madaxweynayaashii dalka soo xukumay iyo Ra’iisul wasaarayaal kor u dhaafaya 15 Ra’iisul wasaare.  Jawaari wuxuu lasoo shaqeeyay Maxamed Siyaad Barre 1969-kii ilaa 1991-dii. 2017 wuxuu la shaqeeyn Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo RW Xasan […]

Continue reading …
What ANIMAL Are You? (ACCURATE)

What ANIMAL Are You? (ACCURATE) Answer these 10 questions an find out. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Xikmadahaan wixii naga maqan aan nolasheena ku dabaqno

Sabti April 1, 2017| (Arlaadi Oline)  Xikmadahaan wixii naga maqan aan nolasheena ku dabaqno Hadaad Daacad tahay, waxaad helaysaa guulo badan oo aadan filanaynin. Hadaad Amaano la timaado waxaad helaysaa Kalsooni. Hadaad abuurato wanaagna waxaad helaysaa Saaxiibtinimo. Hadaad la timaado Sabar iyo Dulqaadna waxaad helaysaa Raaxo iyo Farxad. Hadaad samayso Dadaal, karti iyo hufanan waxaad helaysaa Guul iyo Horumar. Mar walbana […]

Continue reading …
Tariikhda Sun Tzu Biography –  Kaartada dagaalka “Every battle is won before it’s ever fought.”

“Appear weak when you are strong, and strong when you are weak.” Sun Tzu, The Art of War ” U muuqo daciif marka aad xoogan tahay, Mid xoogana u muuqo marka aad daciif tahay” Sun Tzu, The Art of War “Supreme excellence consists of breaking the enemy’s resistance without fighting.” One of the things that Sun Tzu talks […]

Continue reading …
Sheekh Barbaraawi oo Maanta Khudbadii Jimcaha si adag ugaga Hadlay Dhalinyaradii Modelka

Sheekh Barbaraawi oo Maanta Khudbadii Jimcaha si adag ugaga Hadlay Dhalinyaradii Modelka Jimco Maarso 31, 2017| (Arlaadi Oline) Sheekh Barbaraawi ayaa ka digay in dhalinyaradu ay qabtaan fashion show, wuxuuna sheegay in aan la qaban karin camal xun oo aad leedahay ujeedo wanaagsan ayaan ka leeyahay. Waxaa lasoo sheegay in dhalinyardii fashion-ka ku qabatay Hargeysa ay […]

Continue reading …
Islam and materialism

Islam and materialism When we caution against materialism, are we not in danger of stifling development? Is that not harking back to a nomadic or caveman-like existence. Or is this a too-simplistic polarization of a complex set of ideas? Islam is not against the welfare and well-being of Muslims; rather it is against any economic rift […]

Continue reading …