Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon

Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon? March 24, 2017| Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon. Waxaa barnaamijka marti ku ahaa Hanad Cumar iyo Ambassadaor Cabdirashiid Aadan Seed. Waxaa wareystay Wariyaha Tv-iga Somalicable Abuukar Cawaale (Qaad diid). Hakaan ka daawo. https://youtu.be/79Ac7sTY28A Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada

  March 24, 2017| Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur. Caalamka Islaamka burburka haysta waxa kow ka ah cadaalad la’aanta ka jirta wadamadaas. Barmaamijkan labaad ee Akhlaaqda iyo burburka umadaha waxa aan kaga hadli muhiimada ay cadaaladu u leedahay jiritaanka umadaha. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadii aad …

Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

March 24, 2014| Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Nabigeena suubanaa Maxamed SCW, wuxuu yiri, Qofka ku ducaysto ducadan – ducooyinkaan wax walbo oo welwel iyo murugo ah oo ku heysto ILLAAHAY SWT, wuu ka furfuraa. اللهم إني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك، ماضِ في حكمك ، عدل في قضاؤك ،أسألك بكل اسم هو لك سميت به …

“Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Recovering the Somali State. by: Dr. Abdurahman Baadiyow

March 23, 2017. Buuggan cinwankiisu yahay “Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Kaalinta ay yeelanayaan Islaamka, Islaamiyiinta iyo Caddaaladda Xilliga Kalaguurku”, waa iskuday lagu falanqaynayo “SIDEE DAWLADDA SOOMAALIYEED DIB LOOGU DHISAA?” Waxaa la daabacay 2016. Waxaa buuggan qoray Dr Cabduraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow, oo ah aqoonyahan, siyaasi iyo xubin firfircoon ee Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya. Buuggani wuxuu tusaale u yahay Dr Baadiyow-ga aqoonyahanka …

DAAWO KHUBAD IYO DUCO UU JEEDEY RAIISUL WASAARE KHEYRE

March 14, 2017 – R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre , Culumada Soomaaliyed, Xildhibaano ,Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa maanta dad badan oo shacab ah kala qeyb galay tukashada salaad roob doon ah . Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre waxaa uu shacabka kula tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka Salaad Roob doon iyo duco ah, in …

Dowladnimo, Midnimo iyo Dal Jiritaan-koda waxaa saldhig u ah in la helo Caddaalad.

Allaah Subxaanahu Watacalaa ayeey u sugnaatay mahad oo dhan, nabadgalyo iyo naxariisna nabigeenna Muxammad (NNKH). إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُ بِالْعَدْلِ وَالْإِحْسَانِ وَإِيتَاءِ ذِي الْقُرْبَىٰ وَيَنْهَىٰ عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنكَرِ وَالْبَغْيِ يَعِظُكُمْ لَعَلَّكُمْ تَذَكَّرُونَ Alle wuxuu Fari Caddaalad iyo Samafal iyo Wax siinta Qaraabada, Wuxuuna reebi Xumaan iyo Munkar iyo Gardarro, Wuuna idin waanin inaad wax Xasuusataan. إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُكُمْ أَن تُؤَدُّوا الْأَمَانَاتِ …

Caruurta Soomaaliyeed yaa barbaarsan ma Qaran, Qabiil, Argagaxiso mise Shisheeye.

Caruurta Soomaaliyeed yaa barbaarsan ma Qaran, Qabiil, Argagaxiso mise Shisheeye? March 15, 2016| Arlaadi Online  Hadii dowladi qaranka mas’uulka ka ahayd ay dayacdo caruurta Soomaaliyeed oo ah hanitda ugu qaalisan ee uu dalku leeyahay amaba la oran karo waa hantida ugu qaalisan ee uu dal kasta leeyahay, oo aysan la imaan hoggaaminti loo baahna isla markana la Musuq-maasuqo dhaqaalihi lagu maal galin …