XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED, wuxuu taageeraya baaqa kasoo baxay Dr. Faysal Roble ee ah in dalka loo dhiso Xukuumad Transitional ah marka uu dhamaado mandate-ka ama waqtiga dowladda Farmaajo + XISBIGA UMMADDA oo mar kale ku baaqay inaan Waqti Kororsi (EXTENSION) loo sameeyn dowladda fashilantay ee Farmaajo.

December 8 , 2019| Arlaadi Online Dr.Faysal Roble : – Farmajo’s Scheme, Fleecing Somalia Twice is not Acceptible XIGASHO: PUNTLANDI Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides    

Sodon sano kaddib SOOMAALIYA halkee ayay u socotaa? + HEESTA DOWLADNIMO, DALKEENU MARKUU BURBURAY MAXAAN DOWLADNIMOOY KU TABEY.  HOBOLDA WABERI. By Cali Jamac Jiraac

December 5 , 2019| Arlaadi Online Sodonkii sano ee dhibka & rafaadka lagu jirey wuu dhamaanayaa bil ka dib ee Somaaliyeey maxaa noo dan ah. (Disembar 1990 – Disembar 2019). Dagaal sokeeye, Hogaamiye kooxeedyo, Maxaakiimtii islaamigga, Dowladahii kumeel gaarka & Dhalashadii nidaamka dowliga ah ee federalka. Sida aan lawada socono September 2012 waxaa la doortay madaxwayne Xasan Sheekh Maxamud wuxuu raiisal …

Ma ogtahay Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriis inuu noqday Jawar Mohammed-ka Soomaaliya. Jawar iyo Ingiriis labo Nin oo academic ah oo ay ka baqaan Abiy iyo Farmaajo

December 1 , 2019| Arlaadi Online Inigiriis iyo Jawar oo noqday laba Hoggaamiye oo ka saameeyn badan Abiy iyo Farmaajo Daahir Socdaal, oo ka mid ah saraakiisha sare ee Guutada Facebook-a Farmaajo iyo Khayre. Waxaa muuqata in Daahir uu fulinayo Aamar uu ka helay Madaxda Villa Somalia. Sola Portal, Nabad iyo Nolol, ka mid ah Madaxda Guutada Facebook-a ee Farmaajo iyo …

Somalia: President Farmaajo’s stacks the deck to secure a second term

Somalia: President Farmaajo’s stacks the deck to secure a second term November 28, 2019| Arlaadi Online With full elections unlikely in 2020, the incumbent is trying to lock down the support of lawmakers who will again select the president. Although it has not officially kicked off, Somalia is already effectively in the thick of an election season. The current administration’s mandate will …

Video | “Xiisadda ka taagan Puntland waa khilaaf u dhaxeeya Maamulka Puntland & Dowladda Federaalka iyo Loolan loogu jiro doorashada 2021” Danjire Caalim + Arrimaha Galmudug oo laga wareystay Amb. Caalim

Video | “Xiisadda ka taagan Puntland waa khilaaf u dhaxeeya Maamulka Puntland & Dowladda Federaalka iyo Loolan loogu jiro doorashada 2021″ Danjire Caalim + Arrimaha Galmudug oo laga wareystay Amb. Caalim November 7, 2019| Arlaadi Online Video: Goobjoog Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides