Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 4)
FADEEXAD. Must watch or read. Farmaajo iyo Khayre sida ay u burburiyeen Baarlamaankii dalka. Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya oo noqday SHIMBIRAYAHOW HEESA. By Ali Jama Jirac + Maxay tahay waxa Aamusiyey Xildhibaanadda? Waxaa sharraxaya Xildhibaan Maxamuud Axmed Run Sheeg

FADEEXAD. Must watch or read. Farmaajo iyo Khayre sida ay u burburiyeen Baarlamaankii dalka. Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya oo noqday SHIMBIRAYAHOW HEESA. By Ali Jama Jirac + Maxay tahay waxa Aamusiyey Xildhibaanadda? Waxaa sharraxaya Xildhibaan Maxamuud Axmed Run Sheeg September 14, 2019| Arlaadi Online Baarlamaanka 10-aad ee uu Guddoomiyaha ka yahay Maxamed Mursal oo noqday Baarlamaankii ugu […]

Continue reading …
Video| Kornayl Khaliif oo habaaray Farmaajo & Khayre kuna sheegay inay yihiin Masiibo. Labada Nin ayaa sida muuqata laga nacay dalka oo dhan

Video| Kornayl Khaliif oo habaaray Farmaajo & Khayre kuna sheegay inay yihiin Masiibo. Labada Nin ayaa sida muuqata laga nacay dalka oo dhan September 12, 2019| Arlaadi Online Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides  

Continue reading …
War-Saxaafadeed| Xisbiga Ummadda Soomaaliyeed oo soo saaray baaq ku aadan xaalada guud ee Koonfur galbeed, Eedeyn kululna u jeediyay Dowladda Federaalka + Xisbiga Ummadda oo ku baaqay ilaalinta, wadajirka iyo Midnimada Soomaaliya. Ahmed Nuur Arlaadi Interim Chairman of People’s Party of Somalia

War-Saxaafadeed| Xisbiga Ummadda Soomaaliyeed oo soo saaray baaq ku aadan xaalada guud ee Koonfur galbeed, Eedeyn kululna u jeediyay Dowladda Federaalka + Xisbiga Ummadda oo ku baaqay ilaalinta, wadajirka iyo Midnimada Soomaaliya. Ahmed Nuur Arlaadi Interim Chairman of People’s Party of Somalia September 9, 2019| Arlaadi Online War-Saxaafadeed| Xisbiga Ummadda SOOMAALIYEED Xisbiga Ummadda Soomaaliyeed wuxuu si buuxda […]

Continue reading …
Video| Warbixin Socdaalka RW Khayre ee Baydhabo, ballanqaadyada uu u sameeyay reer Koonfur galbeed, qorshihii uu RW Khayre geeyey shirkii (SIP) iyo Jawaabta beesha Caalamku siisay ka dib markii sida la sheegay uu ku dooday in laga maarmo Puntland iyo Jubbaland + Maamulka Koonfur Galbeed oo ka codsaday RW Khayre sii deynta Roobow

Video| Warbixin Socdaalka RW Khayre ee Baydhabo, ballanqaadyada uu u sameeyay reer Koonfur galbeed, qorshihii uu RW Khayre geeyey shirkii (SIP) iyo Jawaabta beesha Caalamku siisay ka dib markii sida la sheegay uu ku dooday in laga maarmo Puntland iyo Jubbaland + Maamulka Koonfur Galbeed oo ka codsaday RW Khayre sii deynta Roobow September 9, […]

Continue reading …
Video| Gobolka Bay oo kaliya ayaa wuxuu ahaan jiray halka laga quudiyo Soomaaliya oo dhan (breadbasket of Somalia) waxaase dhulka la galay oo baabiyay siyaasadda qabiilka ku dhisan iyo Hoggaan xumada dalka

Video| Gobolka Bay oo kaliya ayaa wuxuu ahaan jiray halka laga quudiyo Soomaaliya oo dhan (breadbasket of Somalia) waxaase dhulka la galay oo baabiyay siyaasadda qabiilka ku dhisan iyo Hoggaan xumada dalka September 9, 2019| Arlaadi Online Video: Horufadhi Media TV Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Continue reading …
Why You Should Watch/ Read: Prohibition of Nepotism. Haddii Aad Masuul Tahay Ila Daawo Muuqaal Yar oo kuu ah Waano!. Waa Sheekh Almis Yaxye oo ka digaya khatarta iy cadaabka lagu mutaysto Eexda iyo favoritism-ka oo ah waxa burburiyay dalalka iyo Institutions-ka Muslimiinta. La wadaag cid walba oo Masuuliyad haysa

Why You Should Watch/ Read: Prohibition of Nepotism. Haddii Aad Masuul Tahay Ila Daawo Muuqaal Yar oo kuu ah Waano!. Waa Sheekh Almis Yaxye oo ka digaya khatarta iy cadaabka lagu mutaysto Eexda iyo favoritism-ka oo ah waxa burburiyay dalalka iyo Institutions-ka Muslimiinta. La wadaag cid walba oo Masuuliyad haysa September 8, 2019| Arlaadi Online […]

Continue reading …
Video| Soomaaliya oo Ku dhacday Dabinkii Kenya u dhigtay ee Muranka Badda + Dalalka Itoobiya iyo Kenya oo marwlba Soomaaliya kaga guulaysta dhinca Diplomaasiyadda. Dhageyso daqiiqadaha 5-aad – 10-aad

Video| Soomaaliya oo Ku dhacday Dabinkii Kenya u dhigtay ee Muranka Badda + Dalalka Itoobiya iyo Kenya oo marwlba Soomaaliya kaga guulaysta dhinca Diplomaasiyadda. Dhageyso daqiiqadaha 5-aad – 10-aad September 7, 2019| Arlaadi Online Video: HORUFADHI MEDIA TV Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Continue reading …
DOOD KULUL: Dr. Mohamud Uluso, Senator Cabdi qeybdiid & Xildhibaan Abtidoon arrimaha Maamulka Galmudug. VOA Somali

DOOD KULUL: Dr. Mohamud Uluso, Senator Cabdi qeybdiid & Xildhibaan Abtidoon arrimaha Maamulka Galmudug. VOA Somali September 7, 2019| Arlaadi Online Video: Daauus Media Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides  

Continue reading …
  Somalia 1-0 Zimbabwe . Guddoomiyaha Ku Meel Gaarka Ah ee Xisbiga Ummadda Ahmed Nuur Arlaadi oo u hambalyeey Xulka Qaranka Soomaaliya + Daawo ciyaarta ay ku guulaysteen Xulka Soomaaliya

🇸🇴 Somalia 1-0 Zimbabwe 🇿🇼. Guddoomiyaha Ku Meel Gaarka Ah ee Xisbiga Ummadda Ahmed Nuur Arlaadi oo u hambalyeey Xulka Qaranka Soomaaliya + Daawo ciyaarta ay ku guulaysteen Xulka Soomaaliya September 6, 2019| Arlaadi Online “Hambalyo Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka guulaystay xulka dalka Zimbabwe. Guusha aad gaarteen waa guul weyn oo usoo wada hoyatay dhammaan Ummadda […]

Continue reading …
Video| Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo taageeray Madaxweyne Axmed Islaam, kana warbixiyay arrimaha saldhiga u ah khilaafka ka dhaxeeya Dowlada Federaalka & Jubbaland iyo sida loo xalin karo

Video| Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo taageeray Madaxweyne Axmed Islaam, kana warbixiyay arrimaha saldhiga u ah khilaafka ka dhaxeeya Dowlada Federaalka & Jubbaland iyo sida loo xalin karo September 4, 2019| Arlaadi Online Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Continue reading …