Xubnaha Guddiyada Joogtada Ah Ee Aqalka Sare oo maanta la magacaabay: Wax ka ogow Magacyada guddiyada 9-ka ah ee Aqalka sare

Xubnaha Guddiyada Joogtada Ah Ee Aqalka Sare oo maanta la magacaabay: Wax ka ogow Magacyada guddiyada 9-ka ah ee Aqalka sare Sabti April 29, 2017| Arlaadi Oline  Guddiga La socodka Dib-u Eegista, Dhaqangalinta Dastuurka iyo arimaha Federaalka. 1-Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole 2-Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid. 3-Sen. Iftiin Xasan IimaanBaasto. 4-Sen.Cabdikariim Maxamed Xasan. 5-Sen.Xuseen Sheekh Maxamuud. Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , …

Soomaaliya oo kaalinta 126-aad ka gashay illaa 127 dal oo la qiimeeyay Awoodooda Ciidamada Militariga ee ay heystaan. Sida lagu qoray Global Firepower

Soomaaliya oo kaalinta 126-aad ka gashay illaa 127 dal oo la qiimeeyay Awoodooda Ciidamada Militariga ee ay heystaan. Sida lagu qoray Global Firepower Sabti April 29, 2017| Arlaadi Oline  Dalka Central African Republic ayaa galay kaalinta 127aad, waana dalka keliya ee Soomaaliya ka hooseeya awoodda xagga ciidamada militariga. Waxaa xusid mudan dalalka deriska la ah Soomaaliya inay meel sare ka galeen qiimeynta …

Taariikhda 6 wadan oo gabi ahaanba ka baxay khariidada caalamka qarnigii 20-aad.

Sabti April 29, 2017| Arlaadi Oline  Taariikhda 6 wadan oo gabi ahaanba ka baxay khariidada caalamka qarnigii 20-aad. Soomaali waxaa la gudboon inay taariikhahaas wax ka bartaan. Qoraal mowducaan la xiriira ayaa todobaadkaan oo ku beegnayd April 25 kusoo baxay website-ka Arlaadi Online qoraalkaas oo uu cinwaankiisu ahaa. Maxay yihiin Arimaha keeni kara inay Soomaaliya sii jirto qaran ahaan ama ay …

Awooda Ciidanka waqooyiga kuuriya : Macluumaad laga yaabo in aadan horey u maqal

Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Awooda Ciidanka waqooyiga kuuriya : Macluumaad laga yaabo in aadan horey u maqal Waxaa maalmahaan sii xoogeystay xurguftii u dhaxeysay dalka Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya. Hadaba halkaan ka ogow Awooda ay leeyihiin ciidanka waqooyiga kuuriya oo loo yaqaan ciidanka shacabka kuuriya oo ay ku baxdo misaaniyada ugu badan ee dalkaas oo u dhiganta 40% taaso …

Wax ka ogow wadamada 20-ka sano ee soo socda kala qaybsami doona. Dalal Aadan fileyn ayaa ku jira saadaasha.

Wax ka ogow wadamada 20-ka sano ee soo socda kala qaybsami doona. Dalal Aadan fileyn ayaa ku jira saadaasha. Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Wadamada lagu sheegay Muqaalkaan waa wadamo la saadaalinayo inay kala qaybsami doonaan una kala jabi doonaan dhowar dal mustaqbalka dhow. Halkaan ka daawo warbixinta wadamada kala qaybsami doona iyo wadamo Aadan maleynayn oo ku jira liiska. …

#Yaa_Gartaada_Gooyay. (Faallo Cilmu-Nafsi ah)

#Yaa_Gartaada_Gooyay. (Faallo Cilmu-Nafsi ah) Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Aduunyada waa Marin marti loowada yahay Qabrigana waa halkii lagusii sugilahaa gaarigii kuukaxeenlahaa Qiyaamaha , maalinta aakhirana waa jihadii loowada socday , sababta ugu weyn ee Allah uu aduunyada inookeenay ayaa ah inaan caabudno sidii uu Allah Qur’an-ka kariimka inoogu sheegayba. Hadaba intaan noolnahay waxaa lamahuraan ah inaan garowsano inaanan xabsi kujirin …

Sheikh Said Ali – Cali Ibnu Abi Daalib muxu ka yiri warwarka iyo walbahaarka

Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Sheikh Said Ali – Cali Ibnu Abi Daalib muxu ka yiri warwarka iyo walbahaarka Qolo ayaa u timid Cali Ibnu Abi Dalib, waxa ay waydiiyeen ciidanka Allah ka ugu xooga wayn. Ciidamada Allah waa ay badan yihiin laakiin si cajiib ah ayuu ugu jawaabay. Sheekadii dhex martay Cali iyo qoladaas hoos ka daawo. Fadlan sii …

Cabdiweli Gaas: “Dekadda Boosaaso waa dekad Qaran, dowladda Federaalka kama qarsoona heeshiiska aan galnay raali ayayna ka tahay”.

Cabdiweli Gaas: “Dekadda Boosaaso waa dekad Qaran, dowladda Federaalka kama qarsoona heeshiiska aan galnay raali ayayna ka tahay”. Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay heeshiiska ay Puntland ku wareejineyso dekadda Boosaaso ee ay la galeen Imaaraadka Carabta, isagoo sheegay in heeshiiskaasi dowladda federaalka wax muran ah ka keenin …

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan oo wadamada reer galbeedka ku dhaliilay waxqabad la’aan

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan oo wadamada reer galbeedka ku dhaliilay waxqabad la’aan Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa mar ay isaga iyo Madaxweyne Farmaajo si wadajir ah Shir Jaraa’id ugu qabteen magaalladda Ankara ku sheegay. “Ugu yaraan 14 million oo qof oo badankooda ah Haween iyo Carruur ay ku macluulsan yihiin Afrika. Dalal badan …

Maxay yihiin Arimaha ay dowlada Soomaaliyed la tegi doonaan shirka London? Wax ka ogow Qorshaha Xukumadda ee Shirka London

Khamiis April 27, 2017| Arlaadi Oline Maxay yihiin Arimaha ay dowlada Soomaaliyed la tegi doonaan shirka London?  Wax ka ogow Qorshaha Xukumadda ee Shirka London Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Injineer C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshaha ay xukumadda la tegi doonto shirka London. Halkaan ka daawo wareysiga Injineer Yariisow uu siiyay Goobjoog oo uu Arimo badan uga hadlay. https://youtu.be/cbM92ETE2IM Arlaadi Online. Education …