Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 177)
Muhiimmadda wax Akhriska | 7 Faa’iido oo uu Akhrisku leeyahay

Muhiimmadda wax Akhriska | 7 Faa’iido oo uu Akhrisku leeyahay Khamiis April 20, 2017| (Arlaadi Oline) Waxaa la sheegaa maalin walba qofka wax akhriya hal saac inuu sanadkii akhriyay 4 million oo eray. Waad ogtihiin Aayadii ugu horeeysay ee quraanka karimka ah inay ahayd Iqra. Waxay ahayd ummadda Islaamka ah inay noqoto kuwa ku horeeya dhinaca wax […]

Continue reading …
Xildhibaan Zakariye oo sharaxaad ka bixiyay macnaha Isbedel doon. Maxaase kala qabsaday xildhibaanka Iyo Wariye Hassan Cadde

Arbaco April 19, 2017| (Arlaadi Oline) Xildhibaan Zakariye oo sharaxaad ka bixiyay Macnaha Isbedel doon. Maxaase kala qabsaday xildhibaanka Iyo Wariye Hassan Cadde. Halkaan ka daawo dooda kulul ee dhexmartay.   Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
HOGGAAMIYE ISBEDDEL HORSEEDA QORAAGA Dr. Saciid Cali Shire |

HOGGAAMIYE ISBEDDEL HORSEEDA QORAAGA Dr. Saciid Cali Shire | HORDHAC Dr. Maxamed Daahir Afrax | Dr. Cabdulaahi Xasan | Dr. Cabdiraxman Axmed Nuur | Prof. Cabdirisaq Hiraad Maxamed | Arbaco April 19, 2017| (Arlaadi Oline) KU SAABSAN BUUGGA: Meesha, waqti dhow ka hor, sumcadda waddan lagu lammaanayn jirey tirada gantaalaha iyo madaxyada nukliyeerka ah ee waddankaasi […]

Continue reading …
Maxay tahay sababta aysan Itoobiya weligeed marnaba u Gumaysan doonin Soomaaliya?

Arbaco April 19, 2017| (Arlaadi Oline)  Maxay tahay sababta aysan Itoobiya weligeed marnaba u Gumaysan doonin Soomaaliya? Sheekh Abulaziz Oogle: “Itoobiya Waligeed Ma Gumaysan Doonto Soomaaliya.” {Daliil Iyo Xujo}. Halkaan ka daawo jawaab wanaagsan oo aad ku qanci doonto. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame oo si diiran Jabuuti loogu soo dhaweyay

Madaxweynaha Dalka Rwanda Paul Kagame oo si diiran Jabuuti loogu soo dhaweyay Arbaco April 19, 2017| (Arlaadi Oline) Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame iyo wafdi balaaran oo uuu horkacayey ayaa sii diiran loogu soo dhaweyay Jabuuti. Wafdiga Madaxweyne Kagame oo ay ka mid tahay xaaskiisa Jeannette Kagame ayaa waxaa uga bilowday dalka Jabuuti booqasho rasmi oo laba […]

Continue reading …
Goos Gooska Xafladdii MARTI SOOR Kobcinta iyo Sare U qaadista dhaqanka Soomaaliyeed. “Bahda Naadiga dhalinyarada Samadoonka Soomaaliyed”.

Talaado April 18, 2017| (Arlaadi Oline)  Goos Gooska Xafladdii MARTI SOOR ee usoo qaban qaabiyay “Naadiga dhalinyarada Samadoonka Soomaaliyed” (Somali Optimistic Youth Club). Kobcinta iyo Sare U qaadista dhaqankeena Soomaaliyeed waa barnaamij bishii ay hal mar qabtaan Bahda Naadiga dhalinyarada samadoonka Soomaaliyed. Hadii uu ku dhaafay midkaan, yuusan ku dhaafin kulanka Xiga ee Bisha soo socoto. Hoos […]

Continue reading …
Muxuu ku saabsan yahay Safarka Wasiirka Maaliyada Dr. Cabdiraxmaan Bayle uu ku tagay dalka Mareykanka

Muxuu ku saabsan yahay Safarka Wasiirka Maaliyada Dr. Cabdiraxmaan Bayle uu ku tagay dalka Mareykanka Talaado April 18, 2017| (Arlaadi Oline)  Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxaam Ducaale Bayle ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay uga baxay dalka isagoo gaaray dalka Mareykanka. Wasiir C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa socdaalkiisa ku sheegay inuu la xiriiro kulamo uu la yeelan doono […]

Continue reading …
Muxuu Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubaland Axmed Madoobe ka Aaaminsan yahay waxqabadka beesha caalamka ee Soomaaliya?

Muxuu Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubaland Axmed Madoobe ka Aaaminsan yahay waxqabadka beesha caalamka ee Soomaaliya? Talaado April 18, 2017| (Arlaadi Oline) Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubaland Axmed Madoobe ayaa dhaliishi ugu darneyd u jeediyay beesha caalamka. Axmed Madoobe ayaa sheegay in beesha caalamka ay ummadda Soomaaliyed ku canaadaan kaalmada ay siyaan iyaga oo inta badana lasoo daaho caawinaada. […]

Continue reading …
Hadii ay murug ku gasho ducadaan ku ducayso Rusuulka (SCW) ayey Ka sugnaatay

Talaado April 18, 2017| (Arlaadi Oline)  Hadii ay murug ku gasho ducadaan ku ducayso Rusuulka (SCW) ayey Ka sugnaatay   Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Maamulka Shariif Xasan iyo Ciidamada Itoobiya oo ku murunsan Furista wadooyinka Baay Bakool

Talaado April 18, 2017| (Arlaadi Oline)  Maamulka Shariif Xasan iyo Ciidamada Itoobiya oo ku murunsan Furista wadooyinka Baay Bakool Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …