Gaas oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Itoobiya isaga oo ka qeybgali doona shirka Madaxda Afrika ee Tana High Level Forum on Security in Africa

Gaas oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Itoobiya isaga oo ka qeybgali doona shirka Madaxda Afrika ee Tana High Level Forum on Security in Africa Sabti April 22, 2017| Arlaadi Oline Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay gelinkii danbe April 21, 2017 si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada …

Wasiir Bayle – Waa inaan Dawarsiga joojinaa, Musuq-maasuqa waan la dagaalamaynaa.

Wasiir Bayle – “Waa inaan Dawarsiga joojinaa, Musuq-maasuqa waan la dagaalamaynaa”. Sabti April 22, 2017| Arlaadi Oline  Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Bayle wuxuu wareysigaan ku sheegay inaysan dalka nabadayn karin ciidan shisheeye oo loo baahan yahay ciidan Soomaaliyed. Wasiir Bayle ayaa sidoo kale sheegay hadii la helo 10,000  oo ciidan Soomaaliyed ah inay ku filan yihiin xasillinta dalka. Wuxuu ku baaqay in …

Ma qiyaasi kartaa Nooca ay tahay Diyaaradda cusub ee Gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka Valadmir Butin?

Ma qiyaasi kartaa Nooca ay tahay Diyaaradda cusub ee Gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka Valadmir Butin?  Sabti April 22, 2017| Arlaadi Oline  Diyaaradda cusub ee gaarka ah ee loo sameeyay Madaxweynaha dalka Ruushka Valadamir Butin waa diyaarad si cajiib ah loo farsameeyay marka laga eego waxyaabaha gudaheeda lagu diyaariyay iyo quruxdeeda. Waxaa loogu magac daray Kremelin-ka duula oo lambarka ay sidataa …

Madaxweyne Erdogaan oo Madaxda dalalka Yurub siiyay jawaab la yaab ku noqtay. Waa jawaab ay Soomaaliya wax ka baran karto.

Madaxweyne Erdogaan oo Madaxda dalalka Yurub siiyay jawaab la yaab ku noqtay. Waa jawaab ay Soomaaliya wax ka baran karto. Jimco April 21, 2017| Arlaadi Oline  Dalka Turkiga oo ku talaabsaday horumar dhan walba ah intii uu xukunka hayey Madaxweyne Erdogaan ayaa waxaa ay la yaab ku noqotay Madaxda Yurub oo garan waayay sida ay Erdogaan ugu suuragashay inuu dalkiisa oo …

Maxaa hortaagan in Soomaaliya ay yeelato ciidan qaran? Maxay tahay falsafadda lagu saleyn doono dhismaha ciidanka?

Jimco April 21, 2017| Arlaadi Oline Maxaa hortaagan in Soomaaliya ay yeelato ciidan qaran? Maxay tahay falsafadda lagu saleyn doono dhismaha ciidanka? Ma difaaca dalka iyo ilaalinta danaha qaranka Soomaaliyed mise la dagaalanka Al Shabaab. Halkaan ka dhageyso barnaamij la xiriira qaab dhismeedka ciidanka xooga dalka Soomaaliyed oo sida la sheegay ka koobnaan doona 18,000 oo ka kala imaan doona 18-ka gobol …

Xiisada iyo loolanka siyaasaded ee u dhaxeya Masar iyo Itoobiya oo faraha kasii baxday: Saameyn sidee ah ayey ku yeelan doontaa Soomaaliya?

Khamiis April 20, 2017| (Arlaadi Oline)  Xiisada iyo loolanka siyaasaded ee u dhaxeya Masar iyo Itoobiya oo faraha kasii baxday: Saameyn sidee ah ayey ku yeelan doontaa Soomaaliya, Geeska Afrika iyo guud ahaan qaarada Afrika? Halkaan ka dhageyso falanqeyn ku saabsan danaha isdiidan ee labada dal oo ka mid ah kuwa ugu Awooda badan Afrika iyo waxa ka imaan kara. https://youtu.be/gJzxRHT6ulA …