Sheekh Barbaraawi oo Maanta Khudbadii Jimcaha si adag ugaga Hadlay Dhalinyaradii Modelka

Sheekh Barbaraawi oo Maanta Khudbadii Jimcaha si adag ugaga Hadlay Dhalinyaradii Modelka Jimco Maarso 31, 2017| (Arlaadi Oline) Sheekh Barbaraawi ayaa ka digay in dhalinyaradu ay qabtaan fashion show, wuxuuna sheegay in aan la qaban karin camal xun oo aad leedahay ujeedo wanaagsan ayaan ka leeyahay. Waxaa lasoo sheegay in dhalinyardii fashion-ka ku qabatay Hargeysa ay yiraahden waxaan lacag u uruurinyanaa …

QISO CAJIIB AH OO KU CIBRO QAADASHO MUDAN: Qalinkii: Cabdishakuur Ismaaciil Aadan.

QISO CAJIIB AH OO KU CIBRO QAADASHO MUDAN: Qalinkii: Cabdishakuur Ismaaciil Aadan. Wakhtigii Nabi muuse (CS) ayaa waxaa jiray qoys faqiir ama sabool ahaa oo ku noolaa nolol adag oo ciriiriya sannado badan ayay sidaa ahaayeen. Waxay nololasha la halgamaanba oo ay samir iyo adkaysi ku noolaadaanba.Habeen ka mid ah habeenada ayaa ninkii iyo xaaskiisa oo furaashkoodii fadhiya waxay waydiisay …

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan “Waxaa Nagu filan Ducada Walaalaheena Soomaaliya”

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan  “Waxaa Nagu filan Ducada Walaalaheena Soomaaliya.” https://youtu.be/FW2nEoUkoJw Hadii aad rabto inaad wax ka barato taarikhda Erdogan halkaan ka akhriso: Wax ka barro taariikhda madaxweyne Rajab Dayib Axmed Erdogan qeybtii 1AAD. http://faafannews.com/wararka/wax-ka-barro-taariikhda-madaxweyne-rajab-dayib-axmed-erdogan-qeybtii-1aad/ Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Daawo Barnaamij Xiiso badan Camerada Wareegta Iyo Kismaayo sida looga ganacsado

Daawo Barnaamij Xiiso badan Camerada Wareegta Iyo Kismaayo sida looga ganacsado  Jimco Maarso 31, 2017| (Arlaadi Oline) Waa barnaamij aad wax kaga ogaan doonto nabada iyo ganacsiga ka jira magaalada Kismaayo. Halkaan ka daawo Camerada Wareegta oo laga soo duubay suuqa Kismaayo. https://youtu.be/k0WhTnDWqAc Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Madaxweyne Farmaajo: Waa Inaan Mideynaa Dadaalkeenna Si Looga Gudbo Caqabadaha Horyaalla Dunida Carabta

Madaxweyne Farmaajo Waa Inaan Mideynaa Dadaalkeenna Si Looga Gudbo Caqabadaha Horyaalla Dunida Carabta Cammaan ( 31 Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa la wadaagay madaxda ka qeybgalaysa shirka horumarka ka jira dalka iyo fursadaha iyo caqabadaha horyaalla dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in dunida Carabta ay …

NOLOL CUSUB: #10: KA DABA OROD RIYADAADA (SIRTA GUUSHA SH.KENYAWI)

NOLOL CUSUB: #10: KA DABA OROD RIYADAADA (SIRTA GUUSHA SH.KENYAWI). Jimco Maarso 31, 2017| (Arlaadi Oline) Maxaad samayn lahayd haddii dadka kuwii kuugu soo dhowaa ay ka hor yimaadaan RIYADAADA?! Wax ka ogow oo baro sirta guusha Sheekh Kenyaawi. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Dadka taajir ka ah oo aan farxin Odayaasha Afrika ayaa ka farxad badan kuwa Yurub iyo Mareykanka

Dadka taajir ka ah oo aan farxin, Odayaasha Afrika ayaa ka farxad badan kuwa Yurub iyo Mareykanka. Jimco Maarso 31, 2017| (Arlaadi Oline) Dadka ayaa farxadda waayo marka ay gaaraan da’da dhexe- balse waa keliya haddi aad ku nooshahay waddamada barwaaqa sooranka ah, sida laga soo xigganayo khubarada. Sida ay sheegeyso xogta sahanka adduunka, qoraayaasha xarunta Lancet ayaa sheegay in ay cilmi …

Xog uu bixiyay Ku xigeenka Danjiraha dowlada Ingriiska u fadhiya Soomaaliya

Xog uu bixiyay Ku xigeenka Danjiraha dowlada Ingriiska u fadhiya Soomaaliya Khamiis Maarso 30, 2017| (Arlaadi Oline) Ku xigeenka Danjiraha dowlada Ingriiska u fadhiya Soomaaliya ayaa ka warbixiyay sida uu u arka saldhiga Berbera, shirka Soomaaliya ee lagu qaban doono london iyo arimo kale oo la xiriira siyaasada Soomaaliya iyo siyaasada Somaliland. Halkaan ka daawo wareysiga ay Horncable la yehseen ku xigeenka …