Sadex arimood oo suuragal ka dhigaya in la ansixiyo wasiirada cusub ee uu magacaabay RW Khayre.

March 23, 2017. Sadex arimood oo suuragal ka dhigaya in la ansixiyo wasiirada cususb ee uu magacaabay RW Khayre.   1- Xildhibaanada ka midka ah golaha wasiirada: Waxaa la sheegay in wasiirada cusub ay Bqolkiiba 60 yihiin Xildhibaano: Arintaa ayaa la qiyaasayaa inay wasiirada cusub u fududeyn doonto inay codka kalsoonida ka helaan baarlamaanka. Hadii 40 wasiir uu midkiiba labo xildhibaan …

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya

March 22, 2017. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya oo uu booqasho rasmi ah ku joogi doono muddo sadex maalmood ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa dowladda dalka Kenya kala hadli doonaa xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa. Dhinaca kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb gali doonaa shirka Midowga Afrika …

Dareenka shacabka iyo Falanqayn Golaha Wasiirada cusub ee uu magacaabay Ra’iisul wasaare khayre

March 22, 2017. Dareenka shacabka iyo Falanqayn Golaha Wasiirada cusub ee uu magacaabay Ra’iisul wasaare khayre. Ra’iisul wasaare Khayre ayaa munaasabadii magacaabista golaha wasiirada ka sheegay in dhamaan Madaxda Soomaaliyed oo ay ku jiraan Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha la xisaabin doono hantida ay leeyihiin lagana saxiixi doono documenti cadeynaya arimahaas iyada oo marka ay xilka ka degayaana dib loo xisaabin …

Wasiiradii hore ee arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Aamina Mursal oo ugu baaqday Shariif Xasan inuu Iscasillo

March 22, 2017. Aamino Mursal oo soo noqotay Wasiirada arimaha Haweenka xiligii Xukuumadii Cali Maxamed Geedi ayaa sheegtay oo ku Eedeysay Shariif Xasan inuu maleegayo qorshihii lagu diidi lahaa ansixinta xukuumada cusub ee RW Kheyre. Aamino waxay sheegtay inay dhamaatay saameyntii uu Sharif Xasan ku lahaa siyaasada Soomaaliya oo baarlamaan-kaana uu ka duwan yahay kuwii hore. Halkaan ka dhageyso. https://youtu.be/NWMaMtCiz4c …

Golaha Wasiirada cusub oo lagu dhawaaqay maanta

March 21, 2017. Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay xubnaha wasiirada cusub ee ka mid noqonaya dowlada federaalka. RW Kheyre oo ka hadlay munaasabadii magacaabista wasiirada ayaa sheegay in xukumadaan ay tahay isbadalka cusub ee ka dhaqan galay dalka Soomaaliya. Magacyada wasiirada cusub waxay kala yihiin sidaan: 1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen 2- Xildhibaan Iimaan …