Daawo/Akhriso-: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo Saaray Khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan dalka, talo iyo Nasiixana u jeediyay Dowlada iyo Mucaaradka

Daawo/Akhriso-: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo Saaray Khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan dalka, talo iyo Nasiixana u jeediyay Dowlada iyo Mucaaradka

December 31, 2017| Arlaadi Online 

Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Siyaasadeed ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Hay’adda Culimada ayaa soo saaray qoraal ka kooban Lix qodob oo ay kula hadleyn Mucaaradka iyo Madaxda Dowladda Soomaaliya iyaga oo bayaankooda ku soo hadal qaaday khaladaad ka dhacay Labada dhinac ee Mucaaradka iyo Madaxda Dowladda una soo jeediyay talooyin iyo xalkii looga gudbi lahaa xaalada taagan.

https://youtu.be/dKk0Qre3d9M

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *