Daawo: Ex- Somalia parliamentary speaker, Prof Mohamed Sh. Osman Jawaari “Dastuur la xaday ma jiro waa kanaa dastuurkii oo orginal ah oo shaabadeysan”. Muudey “dastuurkii dalka waa la xaday”.

May 3, 2018| Arlaadi Online

Daawo: Ex- Somalia parliamentary speaker, Prof Mohamed Sh. Osman ...

Dowlad-nimo hadey dhab naga tahay ha la magacaabo Guddi baarlamaan oo inquiry ku sameeyo Muudey si looga sal gaaro ujeedada uu ka lahaa warka uu saxaafada la wadaagay ee been abuurka noqday kuna sheegay in la xdaday Dastuurkii dalka. 
Mudane Jawaari ayaa maanta u cadeeyay ummadda Soomaaliyeed inuusan jirin Dastuur la xaday sida uu horey u shaaciyay Muudey.

Dastuur la xadey ma jiro waa kanaa dastuurkii oo orginal ah oo shaabadeysan kkkkkkkkkMuudey ceebtiisa ahaaProfessor mohamed osman (jawari) Ex-somali parliamentary speaker.

Posted by Mustaf Afdaboolang on Thursday, May 3, 2018

Halka hoose ka daawo beentii uu Muudey horey ugu sheegay shacabka Soomaaliyeed ee lala fajacay.
Gudoomiye Muudey oo shaaciyay in aan lagu shaqeeyn dastuurkii saxda ahaa ee Soomaaliya “Dastuurkii saxda ahaa waa la xaday”. Muudey
Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *