DAAWO KHUBAD IYO DUCO UU JEEDEY RAIISUL WASAARE KHEYRE

March 14, 2017 – R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre , Culumada Soomaaliyed, Xildhibaano ,Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa maanta dad badan oo shacab ah kala qeyb galay tukashada salaad roob doon ah .

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre waxaa uu shacabka kula tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka Salaad Roob doon iyo duco ah, in Abaarta alle ka dulqaado ummadda Soomaaliyed.

https://youtu.be/_8gNHWF71mc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *