Daawo| Labadaan Video si aad u arragto Xumaanta iyo cirib xumida dagaalada sokeeye. Midka koowaad waa Madaxweyne Abdirashiid Ali Sharmarke oo Furaaya Somali National Theatre 1967 halka midka labaad uu yahay Madaxweyne Farmaajo oo mar kale dib u furaaya 53 sano kaddib Somali National Theatre oo ku buruburay dagaaladii dalka ka dhacay

June 28, 2020| Arlaadi Online

Dhismaha Tiyaatarka Qaranka oo meel wanaagsan maraya | Ilwareed Online

 

 

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *