Daawo: live warsaxaafadeef uu soo saarey golaha badbaadada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Daawo: live warsaxaafadeef uu soo saarey golaha badbaadada KGS iyo Shariif Xasan oo looga digay Mudo Korosi

Sabti January 20, 2018| Arlaadi Online

golaha badbaadada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa u digay Kooxda Shariifka oo wada Qorshe Mudo Kororsi Ah. Halkudhiga shacabka Koonfur Galbeed ee doorashada soo socota ayaa ah No more Shariif.  Gudoomiye ku xigeenka golaha badbaadada KGS Aadan Saransoor ayaa sheegay in Shariif Xasan uu sheegtay inuu yahay Milkiilaha Koonfur Galbeed.

Dhinaca kale Shariif Xasan ayaa la sheegay inuu ku hawlan yahay qorshe uu isaga horkeenayo Dowlada Federaallka iyo Shacabka Koonfur Galbeed. 

Maamulka Koonfur galbeed ayaa mudadii uu hayay Shariif Xasan waxaa uu noqday Maamulka ugu dib dhacsan Soomaaliya dadkiisuna ay ku nool yihiin saboolnimo xad dhaaf iyaga oo degan dhulka ugu barwaaqada badan Somaaliya.

Jaahilnimada haysata Shariif Xasan ayaa ugu wacan duruufaha xun ee ay ku nool yihiin dadka Koonfur galbeed. 

Halkaan ka akhriso buug cadeyanay arrintaas. Daron Acemoglu and James Robinson conclusively show that it is man-made political and economic institutions that underlie economic success (or lack of it). http://arlaadi.net/why-nations-fail-the-origins-of-power-prosperity-and-poverty/

Halkaan ka daawo warsaxaafadeedka.

Daawo live warsaxaafadeef uu soo saarey golaha badbaadada KGS

Posted by Mustaf Garabey on Saturday, January 20, 2018

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *