Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo diyaaradii ugu horeysay kala hadlay Raadiyaha Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde + Farmaajo oo sheegay in dib loo hawl-gelinayo shirkadii Aabihiis uu Madaxda ka ahaa ee Somali airlines

Jimco December 29, 2017| Arlaadi Online

Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed A Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in la Wareegidda Maamulka Hawada SOOMAALIYA ay dowladu ka heli doonto bishiiba dakhli dhan 1,200.000 hal million iyo laba boqol kun oo dollar, wuxuu kalo wasiirku sheegay hadii ay wax khaladaad ah sameyaan ama uu dhib dhaco si sahal aha dib loogala wareegi doono.

Waxaan weli la ogeyn shuruudaha lagu xiray ama lagula heshiiyay dowlada si loogu wareejiyo Maamulka hawada dalkooda .

https://youtu.be/I5f4OiEPE1k

Madaxweyne Farmaajo ayaa yiri “Waxaa sharaf weyn noo ah in aan dib u hanannay maamulka iyo gacan ku heynta hawadeenna. Waxay tani qeyb ka tahay dadaallada aan ugu jirno sidii aan dib ugu hanan laheyn dowladnimo dhammeystiran.”

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *