Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi iyo orodyahanka Soomaaliyeed ee Mo Farah oo Addis Ababa uu tartan orod ahi ku dhexmaray

Khamiis January 18, 2018| Arlaadi Online

Mudane Muuse oo ah sarkaal rug cadaa ah oo qaba tababar military oo hore ayaa waxaa muuqata inuu yahay weli nin adag oo dhisan.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.