Daawo: Madxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka hadlay xaalada dalka, talo odeynimo iyo fariina u diray shacabka, mucaaradka iyo dowlada

Daawo: Madxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka hadlay xaalada dalka, talo odeynimo iyo fariina u diray shacabka, mucaaradka iyo dowlada

Sabti December 30, 2017| Arlaadi Online

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo wareysi siiyay idaacada VOA ayaa u ugu baaqay sahacbka Soomaaliyed, Mucaaradka iyo dowlada in laga wada shaqeeyo dowladnimada iyo Midnimada ummadda.

Waxaa uu si gaar ah ugu baaqay Siyaasiinta Mucaaradka ah in ay la yimaadaan aragti wax dhisaysa oo hadii ay khaladaad jiraana ay dowlada saxaan, balse aysan Soomaaliya u baahnayn waqitgaan mucaarad ay gadaal ka riixayaan dalal shisheeye oo ku shaqeeynaya aragti Dal burburin iyo dowlad diidnimo ah.

Halkaan ka akhriso farqiga u dhaxeeya Mucaaradka wadaniga ah iyo Mucaaradka daneystaha ah. Farqiga u dhaxeeya Mucaaradka danaystaha ah iyo Mucaaradka wadaniga ah. INKASTOO LOO BAAQO OO LOO SHEEGO BARWAAQO DADBAY MEELI BUGTAA

https://youtu.be/0FMinR08xcg

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *