DAAWO: Marwo Binti Ibraahim Cali oo Si Kulul uga hadashay Dhibaatada Lagu Haayo Shacabka G/Sh/Hoose

DAAWO: Wasiirada Haweenka Koonfur galbeed Marwo Binti Ibraahim Cali oo Si Kulul uga hadashay Dhibaatada ka jirta gobolka Sh/Hoose

Khamiis June 01, 2017| Arlaadi Online 

Wasiiradda Haweenka Maamul  Koonfur galbeed Soomaaliya Marwo Binti Ibraahim Cali oo maanta shir jaraa’id ku qabatey magaalada Baydhabo ayaa ka hadashay dagaalka iyo barakicinta ka socota Gobolka Shabeelaha hoose.

Wasiirad Binti aya baaq u dirtay hay’adaha deeq bixiyaasha, iyadoo wax laga murugoodo ku tilmaamtey in bulsho masaakiin ah lagu dhibaateeyo deeganadii ay ku noolaayeen iyagoo aan waxba galabsan. Halkaan ka dhageyso baaqa wasiirad Binti Ibraahim Cali.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *