Daawo: Sh. Mufti Menk oo ka sheekeeyey Qiso cajiib ah, Wiil Soomaaliyed oo South Africa Hantidiisi ku gubatay iyo jawaabta uu bixiyay.

Daawo: Sh. Mufti Menk oo ka sheekeeyey Qiso cajiib ah, Wiil Soomaaliyed oo South Africa Hantidiisi ku gubatay iyo jawaabta uu bixiyay.

Axad Oktoober 29, 2017| Arlaadi Online 

Dalka Soomaaliya ilaa loo helo Madax leh Aragti dheer oo Alle ka cabsanaysa oo ka dhabeeya dhaarta ay Alle (SWT) kitaabkiisa ku dhaaranayaan Ummadda Horteeda dhibka jira si looga baxo waa ay adkaan doontaa.

Madaxdaas oo hadalkooda iyo ficilkoodu iswaafaqsan yahay ka dibna Dadka iyo Dalka usoo xula kuwa ugu wanaagsan shacabka Soomaaliyed ee leh sifooyinka ay ka midka yihiin Amaano, Aqoon, Karti, Hufnaan, Akhlaaq, Daacadnimo iyo Dal jaceyl, hadii kale waxaa lagu jiri iska daba wareeg 4 sano oo walbana waxaa imaan koox cusub oo Aan dalka gaarsiin doonin Amni, Cadaalad, horumar, dowlad wanaag iyo Nabad.

Soomaaliya waxay Aad ugu baahan tahay Muwaadiniin u fakeraysa sida wiilka Soomaaliyed ee ganacsadaha ah oo Alle (SWT) ku xiran, waa ayna ka buxaan Ummadda Soomaaliyed waase ay xishoonayaan, Madax Aragti dheer leh oo u gacan haatisana ilaa hada Soomaali ma hayso.

https://youtu.be/bqWsM0yM76Y

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *