Daawo: Soomaaliyey yaan la noqon Dhurwaagii doqonnimada iyo hungurixumada isku darsaday ee sida xun u dhintey.

Daawo: Soomaaliyey yaan la noqon Dhurwaagii doqonnimada iyo hungurixumada isku darsaday ee sida xun u dhintey.

Axad December 31, 2017| Arlaadi Online

Ummaddu hadeysan fakarin oo qabyaalad ku dhaqanto, una gacan galaan siyaasiyiin wax yar oo dhaqaale ah dalkooda ku iibsanaya meel xun ayaa u dambeyn

Soomaali qabiil ah            Soomaali Qaran ah

Image result for riyo iyo wanImage result for libaax

Qabiil iyo Qaran waa laba aan is qaadi karin isku midna ma aha wax isku dhowna ma aha. Aan kala doorano inaan noqono WAN mid mid loo cuno iyo inaan Libaaxyo noqono oo dalkeena lahaano oo difaacano.

Daawo: Ummadyahay Qabiilkiyo Qaranimadu waa laba aan is Qaadi karinoo waligood is Qabanayn

Dawaco iyo Waraabe [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *