Daawo: Tigeey oo ka warbixiyay ujeedada safarka Madaxweyne Farmaajo ee degaanada Puntland iyo Galmudug Fariin-Culusna-u-diray shacabka Soomaaliyeed

Daawo: Tigeey oo ka warbixiyay ujeedada safarka Madaxweyne Farmaajo ee degaanada Puntland iyo Galmudug Fariin-Culusnaudiray shacabka Soomaaliyeed

Khamiis January 18, 2018| Arlaadi Online

Maxamed Yuusuf Tigeey Gudoomiyihii hore ee golbalka Mudug kana mid ah gudiga taakuleybta ciidanka xooga dalka oo wareysi gaar ah siinayay Somali Cable Tv isagoo ku sugan Gaalkacyo ayuu ka hadlay ujeedada safarka Madaxweyne Farmaajo isagoona baaq u muhiim ah u diray shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamada.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *