Daawo: Waa DUCO Qof Walba U Baahanyahay Waa DUCO Nabiga (SAW) Asxaabtiisa uu u baray Sida Suurada Faatixada

Daawo: Waa DUCO Qof Walba U Baahanyahay Waa DUCO Nabiga (SAW) Asxaabtiisa uu u baray Sida Suurada Faatixada

الاستخارة ‎اللّهُـمَّ إِنِّـي أَسْتَخيـرُكَ بِعِاْـمِك، وَأسْتَقْـدِرُكَ بِقُـدْرَتِـك، وَأَسْـألُـكَ

Sabti Oktoober 14, 2017| Arlaadi Online 

Midna ha ilaabin waxa jira xilal Dowladeed oo ay Ma’suuliyad la socoto iyo arimo kale oo aad lacag iyo faaido badan aad Aduunyada ku helayso, balse aan Aakhiradaada u wanaagsanayn. Aan Alle (SWT) ka barino wax noo wanaagasan Aduun iyo Aakhiro.

Halkan ka dhagesyo oo ka baro ducada la akhristo intaadan ku dhaqaaqin Arin cusub ama aadan qaban Ma’suuliyad ummadded.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *