DEG DEG Mooshin RW Khayre ka dhan ah, Xildhibaanada wada,Sucuudiga Iyo Imaaraatka.

DEG DEG Mooshin RW Khayre ka dhan ah, Xildhibaanada wada,Sucuudiga Iyo Imaaraatka.

Sabti June 24, 2017| Arlaadi Online 

Wariye Sola oo falanqeynaya mooshin-ka cusub ee ay wadaan qaar ka mid ah xildhibaanada baaarlamaanka sabata ka dambeeysa iyo dadka soo abaabulaya. Sola ayaa shacabka Soomaaliyed ugu baaqay inay dalkooda ka difaacdaan danaystayaasha sidii ay shacabka Turkiga dalkooda uga difaacdeen oo u fashiliyeen inqilaabkii la doonayay in talada looga tuuro Madaxweyne Erdogaan.

Wariye Sola ayaa sheegay in dowlada lagu taagero wixii wanaagsan ee ay sameesyo wixii khaldana loo sheego oo laga qabto, balse waxaa khalad ah dowlad shaqeeynaysa in buuq lagu furo oo dad danaystayaal ah ay isku dayaan inay xukuumada fashiliyaan oo ridaan ka dibna la keeno xukuumad lagu daneysto oo aan ka shaqeeynayn danaha dadkooda iyo dalkooda balse u shaqeeysa danaha shisheeye. Halkaan ka dhageyso warbixinta Wariye Sola.

https://youtu.be/-jHrlunATzs

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *