Deg Deg: Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay 5 Wasiir iyo hal Wasiir ku xigeen oo 5 ka mid ah ay yihiin xildhibaano

Deg Deg: Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay 5 Wasiir iyo hal Wasiir ku xigeen oo 5 ka mid ah ay yihiin xildhibaano

August 5, 2018| Arlaadi Online

Xildhibaanada tirada badan ee ka mid noqonaya golaha wasiirada ayaan marnaba u wanaagsanayn nidaamdka dowladnimo, gaar ahaan dal Soomaaliya oo kale ah oo aan lahayn Institutions  xoogan.

Wasiirada la magaacabay oo 5 ka mid ah ay yihiin xildhibaano waxay kala yihiin:

1- Mudane C/laahi Goodax Barre, waxaa loo magacaabay wasiirka waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare.

2- Sheekh Nuur Maxamed Xasan, wasiirka Owqaafta iyo arimaha diinta.

3- Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen, wasiirka Xanaanada Xoolaha.

4- Mudane C/laahi Bidaan Warsame, wasiirka Kalumeysiga iyo Kheyraadka badda.

5- Mudane C/qaadir Sheekh Cali Bagdaadi, wasiiru dowladaha madaxtooyada.

6- Mudane Shawaqar Ibraahim Cabdal, wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa faray wasiirada cusub in si deg deg ah xilkooda kula wareegaan.

https://youtu.be/H_wi6qUTddQ

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *