Dowlada Soomaaliya oo badbaadisay sargaal ONLF ah oo lagu magacaabo Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax

Dowlada Soomaaliya oo badbaadisay sargaal ONLF ah oo lagu magacaabo Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax

Talado August 29, 2017| Arlaadi Online 

Warar xog ogaal ah oo sheegaya in Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho oo Aan loo gacan gelin dalka Itoobiya, waxaana suuragal ah inuu saxaafada la hadlo maalmaha soo socda.

Halkan ka akhriso sida uu sargaalka ONLF ku yimid magaalada Muqdisho.

Sarkaal katirsan ONLF oo laga soo Badbaadiyay Sirdoonka Itoobiya Iyo Warar Dheraad ah . hiiraanweyn.net

Sidoo kale dhageyso warbixintii ugu dambeysay ee laga helayo xaalada uu ku sugan yahay Qalbi-dhagax.

https://youtu.be/4Q6DQljLfH8

Waa kuma Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax. Daawo wareysi hore.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *