Dowlada Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshaha amniga iyo xasilinta dalka

Filed under: WARARKA MAANTA |

Dowlada Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshaha amniga iyo xasilinta dalka

Khamiis April 13, 2017| (Arlaadi Oline) Golaha wasiirada ayaa kulankii maanta arimihii ay ka hadleen ee muhimada gaarka ah lahaa waxaa ka mid ahaa qorshaha Amniga iyo xasilinta dalka sida uu sheegay Wasiirka wasaarada warfaafinta Eng. Cabiraxmaan yariisow oo saxaafada la hadlay kullanka golaha ka dib. Halkaan ka dhageyso wareysiga Eng. Yariisow oo uu arimo badan uga hadlay.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *