Dr. Abdurahman A. Noor (Sulub) oo qoraal kooban oo uusoo dhigay bartiisa Facebook iyo golaha Xooggaga Saddexaad (Alternatives) ku siiyay Madaxweyne Farmaajo talo Muhim ah

May 18, 2020| Arlaadi Online

56 Laws of Leadership (Buuga Qawaaniinta 56) - YouTube

Aqoonyahan Dr. Abdurahman A. Noor (Sulub) waa qoraaga Buugga Qawaaniinta 56-da ee HOGGAAMINTA, (56 Laws of Leadership). Dr. Sulub oo mar labaad Madaxweyne Farmaajo siiyay talo aad u qiimo badan.
Simple ways to give advice in English | EF English Live

Dr. Sulub oo Farmaajo siiyay taladii ugu wanaagsanayd markii la doortay, ayaa hadda oo uu waqtigu kasii dhammaanayana sidoo kale siiyay taladii ugu fiicnayd.

Mashallah talo aad iyo aad u qiimo badan oo ka timid Aqoonyahan rug cadaa ah oo si joogta ah wax uga qora arrimaha la xiriira hoggaan wanaaga ama good leadership.

Mahadsanid Dr. Aburaham A. Noor (Sulub). Dr. Sulub waa qoraaga Buugga Qawaaniinta 56-da ee HOGGAAMINTA, (56 Laws of Leadership) waana Madaxa xaruunta Dr. Sulub Leadership Center ee Soomaaliya.

Halka hoose qoraalka Dr. Sulub:

Talo ku socota Madaxweyne Farmaajo. Fadlan, gaarsiiya MW Farmaajo.

Madaxweyne, kolka waqtigaagu dhammado mudda kororsi ha samayn, mar labaadna ha isaharrixin. Adoo nabad ah iyo dalkoo nabad xilwareejin samee. Akoonkaaga kalsoonida shacabka soomaaliyeed waxaa kuugu jira xisaab aadan mar labaad madax ku noqonkarin. The balance in your trust account is so low.

Mahadsanid 

Dr. Sulub

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *