Falanqeyn xiiso gaar ah leh: Go’doominta Qadar, xayiraadii Donald Trump iyo Arimo kale. by Jamiila Ismaaciil

Falanqeyn xiiso gaar ah leh : Go’doominta Qadar, xayiraadii Donald Trump iyo Arimo kale. by Jamiila Ismaaciil

Talaado June 13, 2017| Arlaadi Online 

Wararkii ugu danbeeyay ee Mareykanka, xiisada u dhaxeeysa dalalka Sacuudiga iyo Qadar iyo saameeynta ay ku yeelan doonto Soomaaliya. Jamiila oo ah gabar Soomaaliyed oo ku xeeldheer Arimaha siyaasada iyo diplomaasiyada ayaa soo dhaweeysay go’aanka dhex dhexaadka ah ee ay dowladu ka qaadatay xiisada u dhaxeeysa dalalka khaliijka.

Halkaan ka dhgeyso faalada iyo falanqeeynta wariyaheena Arimaha Mareykanka Jamiila Ismaaciil.

https://youtu.be/AWKZw9si3CU

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *