Farmaajo “Dhismaha iyo tayeynta ciidamada qalabka sida waa tallaabada ugu horreeysa ee aan kusoo celinayno amniga iyo kala dambeynta dalka”.

Filed under: WARARKA MAANTA |

Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo: “Haddii ay shacabku garab istaagaan ciidamada qalabka sida, dowladdu waxay kusoo afjareysaa dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah ugu badnaan muddo labo sano ah”. Mar kale Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta munaasabdii 12-ka April ee maalinta ciidamada xoga dalka Soomaaliyed ka sheegay “Dhismaha iyo tayeynta ciidamada qalabka sida waa tallaabada ugu horreeysa ee aan kusoo celinayno amniga iyo kala dambeynta dalka”.

Halkaan ka daawo sawiro laga soo qaaday munaasabdii 12-ka April ee maanta dhacday.

Image may contain: 1 person, text

No automatic alt text available.

Image may contain: 3 people

Image may contain: 6 people

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *