Fatima Aweys Osman oo gudoonsiisay Madaxweynaha dowlada Puntland mudane Saciid Cabdullaahi Deni sawir gacmeed ay ka sameeysay mudadii uu ku sugnaa magaalada Baydhaba.

Arlaadi Online - Post | Facebook

October 4, 2020| ARLAADI ONLINE

Fatima Aweys Osman waa gabar yar oo baratay sameeynta sawirada gacanta lagu sameeyo. Waxa ay dhawaan gudoonsiisay madaxweynaha dowlada Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni sawir gacmeed ay ka sameeysay mudadii uu ku sugnaa magaalada Baydhaba.

Sidoo kale waxa ay mar kale sawir gacmeed ka sameeysay una hadiyeeysay madaxweynaha dowlada Koonfur galbeed mudaneAbdiaziz Hassan Mohamed (Laftagareen).

Hadaba Fatima Aweys Osman waa gabar usoo baxday guud ahaan Soomaaliya gaar ahaana gobolada Koonfur galbeed, waana innaan ku saacidnaa waxyaabaha ay u baahantahay.

ARLAADI ONLINE. EDUCATION NEWS, OPINION AND GUIDES

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *